Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey Xeerka Di waangalinta Madaniga ah iyo Madaxweynaha oo maanta loo gudbiyey


Hargeysa (TNN):- Golaha wakiilada  Somaliland ,ayaa maanta cod Aqlabiyad ku ansixiy ey Xeerka Diwaangalin madaniga iyo Codbixiyaasha oo ay kaabis iyo wax kabedel ku s aameyey Golaha Guurtida ee Somaliland.

Fadhigaasi maanta oo uu shirguddoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirax man Cirro ayaa waxa Xildhibaanada uu ku wargaliyey in qodob qodob ay u ansixiyaan qodobadii Golaha Guurtidu dib u saxa ku sameeyen, waxanay xildhibaanadu qodob qod ob u ansixiyeen dhammaan Qodobadaasi iyaga oo Gabogabadii dudub ku ansixiyey Xee rkaasi waxana fadhigaasi fadhiyey 44 Xildhibaan, waxana u codeyey 39 Xildhibaan, wa xa diiday 1 Xildhibaan ,3 Xildhibaan ayaa ka Aamusay.

Golaha wakiilada ayaa Isla maanta Madaxweynaha Somaliland u Gudbiyey Xeerkaasi is aga oo madaxweynuhuna dhaqan gelin doono Xeerkaasi.

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliya