Golaha Wakiilada Oo manta Cod Gacantaaga Ku Ansi xiyey Maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne Ku Xigeenka, Iyo Mudanayaasha Baarlamaanka.

 

 


Hargeysa(TNN):- Fadhigan oo uu Shir-gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md C/raxm aan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa cod aqlabiyada ku ansixiyey xeerka maamuuska ma daxweyn aha, madaxwyne ku xigeenka iyo mudanayaasha Baarlamaanka ee xeer No.62/2013.


Waxana Golaha ka soo xadiray 44 xildhibaan waxana Ogolaaday 38 mudane, waxa diida y 2 xildhibaan, halka ay ka Aamuseen 3 mudane, Gudoomiyuhuna muu codayn xeerkaas ina wuxu ku ansaxay sidaas.


Xeerkan ayaa xusaya in marka ay mudadu ka dhamaato xildhibaanada Wakiilada iyo Gu urtida ay leeyihiin hal sano mushaharkii, halka ay uu cadaynayo Hab-maamuuska mada xweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka xilku ka dhamaaday
 



Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland