Golaha Guurtida  ee Jamhuuriyadda Somaliland oo ansixiyay Xeerka Isgaadhsiinta

 



Hargeysa 13 June, 2011(TNN)-Golaha Gurtida ee Jamguuriyadda Somaliland,  ayaa fadhigiisii maanta ku ansixiyey  Xeerka Isgaadhsiinta Somaliland .

Golaha oo ay ka soo xaadireen 76 mudane, ayaa  75 ka mid ahi  ansixiyeen, halka hal muda ne ka aamusay, sidaas ayaana Xeerkii Isgaadhsiintu  ku ansaxay.

Waxaa Xeerka loo gudbin doonaa,Madaxweynaha Somaliland, si uu dhaqan galkiisa u meel m ariyo,taasoo wax weyn ka tari doonta  shirkadaha raba in ay maal galiyaan dalka,gaar aha an dhinaca isgaadhsiinta

 

Timacade News