Golaha Degaanka ee magaalada Cardiff,UK,oo aqoonsday Jamhuuriyada Somaliland

 



Cardiff,UK (TNN) :- Golaha Deegaanka magaalada Cardiff ee carriga Ingiriiska,oo ku dhawaaq ay inay Jamhuuriyada somaliland ictiraafeen.Waa markii labaad,waxaana hore u  aqoonsada y  Golaha deegaanka ee magaalada  Sheffield.

Jaaliyada  Somaliland ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska,ayaan u kala hadhin ka qaby galka munaa sibadan qiimaha badan,intii dooda iyo codayntu socotayna,ku hor sugayey xarunta Golaha D egaanak ee Cardiff .Waa maalin taariikhiya iyo guul u soo hoyatay Jamhuuriyada Somaliland, iyo saaxibadeeda jecel in Jamhuuriyada Somaliland hesho Ictiraaf Caalamiya.

 



Timacade News Desk
Cardiff,UK