Ogeysiis Muhiin ah oo u socota Jaaliyada Reer S/land ee Holland




Waxaan si xush-mad-leh loo ogeysiinayaa Jaaliyada reer Somaliland ee Wadanka Hollan d inuu marti inoo yahay Prof. Mujaahid Axmed ismaciil Samater.

Sidaas darteed waxaa la isla gartay in loo sameeyo xaflad soo dhaweyn ah oo lagu maa muuso.
Waxaa iyana xusid mudan in xafladaasi ay ka soo qayb gali doona Saraakiil sare oo ka tiran Madaxda Magaalda Rotterdam, kuwaasi oo aad u xiiseynaya inay waxka ogaadaan Xaalada Dalka jamhuuriyada Somaliland,
Waxaa la qaban doona Xafladaasi Maalinta sabtida ee bishan Aug. tahay 08-08-2015 Saacadu 17:00 Galabnimo. Gootuna waa sida hoos ku qoran:-

Wijkcentrum Irene
Oudelandstraat 75
3011RS Rotterdam.

Sidaa iyo ka soo qayb- gal wanaagsan,

Maxamed Yuusuf Buux Gudoomiyaha Guurtida Holland.
Axmed cabdi Xudhuun Guddoomiyaha Jaaliyada Holland.
Cabdale Cali Muuse Xubin gudiga fulinta.ee J/Holland.


Wixii Faafaahin ah kala xidhiidh Tel. 0684297521 & 0687850414
 

 

By: Maxamed Yuusuf Buux