Geesiyadda Qaranka Somaliland Waa lama Taabtaan

 



Kuwa u bu'aaya inay xidhaana waxaan odhanlahaa...haddii lataabto , waxa lataabtay Qaranka

Geesiyadda qaranka somaliland (Geesi Qaran) , mid dhintay iyo mid nool ba waa lama taabtaan , waxaanay ka mid yihiin , rukunada iyo dhidibada qaranka somaliland ku taagan tahay. lama taab an karo . lama waxyeelayn karo.

Kuwa u buaaya inay xidhaana waxaan odhanlahaa...haddii lataabto , waxa lataabtay qaranka iyo wadanka somaliland.

wadankasta iyo qaran kasta iyo ummad kastaaba oo dunada ku nooli waxay leehihiin geesiyo qa ran oo ay xusaan, qaar dhintay iyo qaar noolba ha ahaadeene. Hadaba garasho lahaanta xukuu mada aynu wax wayn ka filayno waxay ku taamaysaa oo ay xaabada u guranaysaa xadhiga ges iyada u guntadey samabinta mar kale xoriyada shacbiga iyo dalka Somaliland.

Waa kuwii naftooda hore inoogu hurey...markii maxeynaheena wargeysyadda ingiriisku qorayee n janalka London (xaafada Wimbledon) ka hogaaminaaya dagaalka ay jabhada SNM kula jirto Somalia.

hadaba geesiyadii qaranka ummada somaliland goormay noqdeen qaar la yidhaahdo waxay yihiin niman doonaaya inay qaranimada iyo jiritaanka Somaliland dumiyaan. Hadii taasi jirto se maxay u xoreynayeen? hadiise ay xukun rabaan maxay kuwii hore ugu qabsan waayeen oo odhan waay een anagaa u soo dagaalanay?

Ma waxaasaa wax caqliga gala ah?

Allahayow nin daacad ah

Allahyow nin daalin ah

Deeqdaada how sin
 

 


Mohamad Jama Koodbuur _Shiine