Gabiley oo sadbursigii ay siilaanyo ka heleen jawaabteydii noqotay
soo dhaweyn la'aan, halka Dila iyo Booramadii wax tabanaysay ay si
heer sare u soo dhaweeyeen mdxw. Siilaanyo.
Salaan guud saxaafadda iyo inta jecel wax akhriska, inta ka dib
hadana u dhaahdhaco nuxurka maqaalkeygu u xanbaarsan yahay waxaa
isku key qaban weydey laba arimood oo iska soo hor jeeda oo lagu
qaabiley wafdigii mdxw Siilaanyo ee booqday Goboladda Galbeed,
taasoo ah deeg aanka Galibey oo ah meesha ugu badan ee heshay
xilalka lagana fuliyey mashaariicda ugu bad an intii u jiray
maamulka mdxw Siilanayo ,ayaa tiro laba jeer
ah ku mudaaharaaday madaxwey ne Siilaanyo sababta iyo waxa ay
ugu mudaahardayaana lama garanayo, malaa waxay bay dii dan yihiin in
uu Madaxweynuhu booqdo Gobolka Awdal . Laakiin taa badalkeeda waxa
sameey ey reer Awdal
oo iyagii oo wax tabanaya, oo wax
badani ka maqan yihiin ,hadana
Siilaanyo u so o dhaweeyey si wanaagsan
,oo la yaab leh, oo kaba fajicisay wafdigii Mdxweynaha.
Hadaba Siilaanyo oo siyaasadiisu ee ay ku jahawareeraan bulshadu oo
looga baratay in uu bad anaa si iska horimanaysa uu ula dhaqmo
deegaanada iyo bulshooyinka ay ka kooban tahay som aliland, tusaale
odayga waxa lagu xantaa in aanu xaga abaalka ku wanaagsaneyn ee uu
ku wan aagsan yahay in uu wax taro hadba kii isaga ka soo horjeeday,
halkii ay ka ahayd kuwa taager a siyaasadiisa in uu wax u
qabto, laakiin deeganka gabiley wey ka duwan yihiin taa, oo waxa
jirta mdxw in uu si gaadh ah tixgalin u siiyo reer gabiley xaqiiqdii
waxay maanta haystaan Gab iley sadexda wasiir ee ugu culus
somaliland, Maaliyadda, Arimaha dibadda, iyo Warfaafinta int aa waxa
u dheer xialalka kale ee ka hayaan maamulka.
Booqashadan maanta madxweynuhu ku tagya Gobolka Awdal oo ah in uu
madaxweynuhu uu si fool ka fool ah u soo dhagaysto cabashada reer
awdal waxa la filayaa mdxw Siilanayo in uu wax ka badalo
siyaasadiisa Goboladda Galbeed , mudahaardkan
Gabiley ay mar walba ku salamaya na Siilaanyo , waa in guntiisa la
ogaadaa iyo halkay salka ku hayso.
dhamaad
Xasan Cabdi Cilmi
axyaa_wadani@live.se
|