FAYSAL CALI WARAABE IYO AXMED SIILANYO OO BOO QDAY DHAAWACII MUAHARADKII HARGEYSA

 

Hargeysa (Longlivesomaliland News)-Labada Gudoomiye Mucaaradkad ee Xis biyada UCID iyo KULMIYE, Eng Faysal  C ali Waraabe iyo Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta  booq day dadkii ku dhaawamay  Mudahara adkii Rabshadaha Watay ee ka dhacay Hargeysa.


Labada Gudoomiye ayaa 14 Qof oo ku dhaawacmay Mudaharaadka ugu tagay Cusbitaalka guud ee Hargeysa halkaas oo lagu daaweenayo.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Siilaanyo oo uu  Weh eliyo Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga KULMIYE Md C/raxmaan C/ laahi Ismaaciil Saylici ay kusoo waareegayn Qaybaha Cusbitaalka Guud ee ay yaalaan Dadka Dhaawaca ah.

Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal oo ay  We heliyaan Xubne sar-sare oo ka tirsan Xisbiga ayaa isna Booqday Cusbitaalka Guud oo ay yaalan Dhaawacyadii Mudaharadki Hargeysa.

Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah waxay ilaahay uga baryeen Dhaawaca inuu Shaafiyo xanuunkana ka dul qaado

Source:Togaherer