DUBROO GORAY

 

Halkan waxaan ka salaamayaa Timacade Groub iyo hawl wadeenada sharaf ta leh, meel ay joogaa n ba, marka xiga halkan waxaan kus oo lifaaqay Maan so la magac baxday ( DUBROO GORAY), wax ay daba socotaa, Deelayduu curiyay Abwaan Ahmed Aw Geedi, markaa idin koo mahad san ila ee ga halkay ku biyo shubatay.

Waa maasa dii alaab oo la magac bac day ( DUBROO GORAY ), oo daba socotaa, Deelayda socota, Waxay ka hadlaysaa Haaf iyo kala dheerada ka taagan Dalkeenii maan ta, iyo midi midi ku taag tan inagu cusub


Markuu roob ki dayr tii
Diraac yahay irmaan badan
Doogu baxo hareeraha
Daaquna ku filan yay
Aaran kaa dur durada
Isku dara lad naan taba
Geelana a duq diisaa
Loo dabraa habeen kii
Dagalka loo adkee yaa

*****

Anna deel ka maan sada
Waxaan ula dul joogaa
Dareen kayga muujaa
Dhagii hii dam ta ahaa
Bal in hadal ka daadago
Dubaaqooda waanada
Bal inay dareemaan
Dinidanai caraw dee
Dayaxiyo cadceed ii
Loo diray gan taal kee
Sahan kuna ku daba jiro
Ayay Daahir Cali yoow
Teenana ka dadan yoo
Qabiil iyo dirsooc iyo
Xumi hii la door biday
Dabac meesh lala maray
Wali ay dadan tahay

*****

Nin kuu digay kumuu dilin
Darii qii la eediyo
Duradiyo xanuun kii
Mara boob ti door kani
Wuxuu damac u sheegaa
Ku dardaaray ubad kii
Inuu daal ku kaw yay
Dariiqina ku dheer yay
Dumbuqiyo rasaas tuna
Dacalada ku sida taan
Deegaan ki meel kale
u dulaamay maan tana
Duul duul la fili karo
Dir keenuna dhamaan tii
Miday lacag tu daar too
U dib jiray habeen kii
Doolar kina loo helay
Saw dagal ki muu bein
Xaraash maaha dunidii

*****

Nin kan dabin ta ruugee
Doobi naayo maan toow
Wax ba dacasha haw lulin
Hana ii dardaar warin
Dan yartiyo masaakiin
Dibin daabyo iyo ciil
Ha ku durin nin kaa naxay
Dad waxay xasuus teen
Farahoodi door hore
Magacay ku duugeen
Duqa uugu heesheen
Dareen ay ka filayeen
Damqashadii xigaal nimo
Dib waxay ka noqotaba
Lagu daawan maayoo
Doobigii hadeer buu
Xumihii la doog-dhabay
Dacalada ka daad shaa
Digtoonaan na uugu filan
Dag-dagsiin ya haagiyo
Duqan kuu mashaxaradaa

*****

Darasis wada heshiis iyo
Duul wada dhashoo jiray
Wadan keen dacalada
Darmo qudha wadaagaa
Daahir kugu wareejoo
Dagmo wlaib gees bay
Ku dadaamo xidhan too
Maxaa dumiyay ceel kii ?
Dar kii midig ta lagu xidhay
Ma durduur to ehel kuye
Maxaa didiyay beeshii ?
Dam

*****

Deelaydan curatiyo
Deel qaaf ka la cuskaday
Waa nin iyo dareen kii
Dagi way day maan see
Bal aan dago godkeedii
Meel durug san geeyoo
Shax da hoos u daadago
Dalka aynu joog niyo
Dad Nimadi waxay tidhi
Dan yar ta iyo maatida
In loo doodo mooyee
Ehel yaan la daayicin
Digashaduna waa ceeb
Waana doog markhaati leh

*****

Dawladdihii na soo maray
Dad ku wuu sinaan jiray
Eex iyo dirsooc badan
Musuq maasu darajo leh
Dambi dhaaf nin aan rabin
Iska diiday garagshada
Maalin tiina dawlada
Habeen kiina daydaya
Daacad dii ilaahay
Kufri nimo ka door biday
Dulmanaha Miskiin ka ah
Duun yadiisii fuuq saday
Dumad diisa weeyoo
Daliil kiina lagu dheeg

*****
Daahir maalin tuu tagay
Dalku wuu midays naa
Dooloiyo sanaag bari
Ceerigaabo dacalada
Saraar gudan dusheediyo
Madashaa dalxiis kee
Dunjigii kani ka beer miyo
Darin tii togdheer iyo
Doox yadan Hargaiasiyo
Saaxil taa la daayacay
Daan taa galbeed kee
Laga beero dalaga iyo
Dawyadan waqooyee
Laba dayin xagooda ba
Nin ba meesha uu dagao
Ku dayaw day maatidu
Dareenkii wanaagiyo
Daryeel kiiba maqan yiin
Darwal kii hagaayiyo
Dawlad doodu waa Tuma ?

*****
Digrigii qaar baa ka naxa
Durbaan baa meel ka baxa
Dad kuna waa yaaban yahay
Dabayluhu war bay sidaan
Dubaax baa meel lagu arkaa
Dab nuhu way qalalan yiin
Dufan kina way arkaan
Gacmaha goror baa ka daa,a
Duun yadii qaar bay ga maqan
Dub jiray oon wali lahayn
Dad kuna way dhawrayaan
Durbaan kina waa halkii
Dareen kina wuu hagraday

*****
Doraato halkaan ka tagay
Dariiqqii aan ku lumay
Dad iyo dun yaba rogmaday
Dacalada layga shiday
Doqoni warkeeda moog
Durbaan bay wali tumaan
Diif tiina waay qabaan
Dushaa lagu sidaa caruur
Dab kina wali looma shidin
Duqaydii wada lee atoo
Dan yartina waa sidii
Dar xumaaa lagu eegayaa
Digaa wali hoos ka shidan
Dambas baa la saarayaa
Dab kii hore lama bakhtiin
Waliba digashaa u dheer

*****

Ku darsoo hadal kayga diid
Docdaad eegtaba ka raac
Dad nimo abid kaa fogee
Diricaad doon taba xabaal
Aqoon tii duud ka jabay
Odayadii wada daadifee
Dambi gaad doontaba ku sheeg
Dacalada ka goo sharciga
Kaligaa diric uun ahoow
Dariiquna wuu ood mayaa
Way-lihii la dooxi jiray
Dibigii war koodi gaadh
Darxumana way hiisa daan
Dabayluhu waa halkii
Dab kina wuu hulaaqayaa
Daris kuu wada gaadhayaa
Doqoni warkeeda moog
Durbaan kina waan halkii
Diririg tii baan wali maqlaa
Dooxaa side madax yadii
Uus baa wali dibadda yaal
Lafihii daad kaa sitoo
Diirkiina muu bogsoon
Dhalaan ki wali way didaan
Dubaaxiyaan ooy naxaan
Aqal kii docdaan banana
Bahalaa cuna wali dad kii
Dei waa roob kii darxumo
Doogiina sooma baxo
Diir baa cuntay rashin kii
Waliba ilko loogu daray
Dub ka iyo diir kaba ka jara
Mana garan waxay doonayaan !

*****
Dabaluhu war bay sidaan
Dagaal bay oogayaan
Darxumay sheegayaan
Dab kiibay wali shidaan
Dad kayguna waa ma dhaada na
May dareemin seetada
Dabar kiyo hogaan kiyo
Xadhiga ni diyaar ka ah
Durbaan bay garaacaan
Bahal bay dad moodayaan
Loo tiriyay dahab kii
Asna wuu uga si daray
Dareen kiiba meel dheugay
Duryan buu wali wadaa
Duul bay habeen kii diraan
Diric yaday soo xidhaan
Dambibay loo ooga yaa
Dulmiga kii loo Tirshana
Dushaa suu ka daawadaa
Dormaa wali loo dhigaa
Dahab baa loogu biiriyaa
Darajaa loogu sii daraa
Sharciganaa looma diro
Isagu waa kali dul joog
Dad kuna wuu dhaadan yahay
Dambi guna waa halkii
Doobigii wuu buux samoo
Dabayshina way sidaa
Doqonina waa war moog
Darbaan bay wali tumaan

Door kan iyo kii galbaday
Wax ma isma dooriyaan
Waa ginidaa labada dacal
Dusha sare ceeb tu taal

*****
Doqoniimo na way xuntahay
Wali daawo looma helin
Dareen kina waa fog yahay
Maatidii way daalan tahay
Dareel na wali looma fidin
Dambi gii shalay to dhacay
waliba diirkuna ka nixin
Duul kalay barri haysataa
Qaar kala la dooxayaa
Damqasha danana lama rabo
Maalin ba qaar ba la dubayaa
Dabka laysa sudha yaa
Waa halkii dirsoocina
Waa Xun yahay damiir kina
Ka dar iyo dil bay xiga

*****
Doonidi waa heedadaw
Duufaan kuna wuu sitaa
Dirawal kina waa hurdaa
Dariiquna waa jid goyn
Hadii damiir nooli jiro
Dad nimo ay wax tari
Damqashadii islaam kiyo
Dub ku kuugu yaalo gacal
Diir tan nagu dhaba tay baad
Dub u joog so odhan layd
Oday gaa dayoobay baad
Dabaylaha ka hoyn layd
Hadii aad damir nool
leedhay dad nimo wacan
Obad kaa daayacanee
Gaal kan daadaheeyiyo
Yurub laguma daayeen
Doolar kaa aroor tii
Daaqaada ma eeg teen
Duli nimo ma yeesheen
Diin tana ma tuur teen
Daacad dii rasuul kiyo
Gacal nimo ma diidseen
Mana daadifay seen
wuxuu damacu kaayahay
Adigiyo dad nimadaa

*****
Haday durug tay sheekadi
Deel ki meel fadhiistoo
Dildilaacday maan sadi
Daakiraada waagii
Markuu Diigu subaxii
La dul joogo eedaan
Loo dareero hawlaha
Waxa jira mid daaloo
Dib u eega gurigoo
Dormadii fadhiis too
Iyo kuwa kabada dabeed
Ka soo hudiya daafaha
Daljir kiina garab maray
Raadi naaya duumada

*****
Duqan reer ku wuu nacay
Damqan waa wixii dhacay
Carrab dalab le mooyee
Dantii uamada muu dayin
Dahab ururuso mooyee
Dan yartiiba muu arag
Taajir doona meeyee
Miskiin kiiba muu dayin
Dan yar taa cidlada taal
Ubad kaa dabayshada
Hooyadaa duliga iyo
lagu duray dhibaatada
Daaafaha magaalada
Daalaa dhacaysaana
Cashuur toodi lama dayn
waxna looma soo dirin
Daawadiinalama helain

*****
Duq deenii gabaw doo
Araggii dam weeyaan
Dalambaabi socod kiyo
Daal kaa ku badan oo
Hadduu daayo mawd kuna
Cimri baa dag dhabayoo
Taah bay la daris tahay
Nin kaa maan ta ugu duda
Ee ka doona garashana
Damaciisu waa been
Dul ka xaadi sheekada
Yay dilaacin booguhu
Durbaan kana ha dheerayn
Daran doori haw tumin
Dabci maaha xoogana

*****

Saxaraha ku dabar goay
Cudur ka iyo duumada
Dugsanaysa ceeb badan
Digashana u dheer tahay
Iyo dharag dabaal dagay
Dooc iyo dareen lei
Dusha sare ka daawado

*****
Wali dawlad lama arag
Duqii reer u waynaa
Kala diray xigaal kaba
Wixii ay ku door teen
Dacalada ka dhaafoo
Digrigi iyo quraan kiyo
Daadifeeyay dhaar tii
Daawidii irmaanada
Dabar adag ku gooyoo
Dalqa dii sa waxa mara
Sida diir ta geeda ha
dumad diisu wayn too
Dam ka siiya kali gii

*****

Wali dawlad lama arag
Daalaa dhacay soo
Kolba ceeb la daris too
Xume loogu dawgalay
Daawanay sa muuq oo
Dad keedoo haraad qaba
Diifina u dheer tahay
Durbaan inay garaacaan
Daaliyaan gaca maha iyo
Dareen kii la dhaawacay
Doonaysa hees wacan
iyo damac ii maal baas
digkri guu lahaan jira

*****

Wali dawlad lama arag
Nin kii diida dhiilada
Damqanaaya jiidh kuna
Dareen kiisu nool yaha
Loo dirayo Gaal shire
Wixii shalay na daashaday

*****

Dibin daab yo iyo ciil
Kolb a nala dul jog too
Qabyo yahay distoor kina
Daba goosy o fara badan
Dilaal iyo maal kuna
Qaar loogu dawgalay
Dacalada ka joogaan
Dugsanaaya ceeb uun
iyo xume la dawdabao
Dariiqii ibllays kiyo
Daba socota layliga

*****

Afar taa dareen jira
iayadoon digniin abin
Dibad-maw la soo baxay
Ma daleeya sheekada
Ma dul sudhay xumaan tii
Ceeb tii la dadi jiray
Dulamanah war kii sii
Ma u sheegay daawade

*****
Dhurwaaguba duqduu helay
Dam ka siiyay naasha
Nirig tii dibanah jaray
Dubuu goray u yeedh yeedh
Waa waxay ka dug tee
Nin qabiil u dabanoo
Qarani nimo ka door biday
Daafacaaya reer nimo
Dawlad maysa gaa gaya
Waa dan iyo xeeshaa
Iska daan sha daanshood
Aan kula dardaar mee
Doorashaa la filayaa
Loo dareero goor dhaw
Dib waxay ka noqotaba
Duqu wuu hadh galayaa
Dabar baa ku xidhan adag
Dib na nooma dagi karo

 

Abdulkhaliq Mohamed