Dublamaasiyiin iyo Ganacsato Maraykan ah oo uu Hogaam inayoa Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo maanta ka soo degay Madaarka Hargeysa
 

 

 

Hargeysa (TNN)- wefti balaadhan oo ka kooban Ganacsato iyo Dublamaasiyiin Maraykan ah oo uu gadh-wadeen ka yahay Ganacsadaha Jabuuti /Somalilanderka ah ee Maxamed Aw Si ciid, a yaa ka soo deagy madaarka Hargeysa kadib markii ay ka soo kicitimeen Dalka Itoobi ya oo ay maalmahanba ku sugnaayeen.

Weftigan oo aan la garanayn ujeedada Socdaalkooda waxa madaarka Hargeysa ku soo dha weeyay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X Cali Xasan iyo Wasiirka W asaaradda Qorshaynta Scaad Cali Shire kuwaasoo u gudbiyay Qasriga Madaxtooyadda halk aas oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siila anyo.

Weftigan ayaa la sheegay in ku talagalkooda hore ahaa in ay Madaxweyne Siilaanyo kula kul maan Addis ababa has yeeshee markii safarkiisii Turkigu baaqday go’aansaday inay Hargey sa ugu yimaadaan halka qorshahooda hore ahaa marka ay Itoobiya kula kulmaan in uu Was iirka Madaxtooyaddu halkaas ka soo kaxeeyay balse labada Qorsheba waxay la baaqdeen safarkii Madaxweynaha.

Ilo wareedyo Waaheen uga waramay safarka Dublamaasiyiintan iyo Ganacsatada Maxamed Aw Siciid wado ayaa la filayaa inay kormeero kala duwan ku gaalaa bixiyaan Dalka isla marka ana ku Indho indheeyaan mashaariic dhawr ah oo ay

 

Source:Waaheen