Dr Bilaal Philips Oo Booqasho kutagey Xarunta Jaamacadda ADMAS Iyo Kulan Uu Layeeshey Maamulka Jaamacadda ADMAS.
 


Hargeysa (TNN)-Dr.Bilaal Philips oo ah PHD holder udashey wadanak Canada oo ah caalim musli m ah oo kamid ah cullimada waaweyn ee uguc aansan muslimiinta aduunka ayaa maanta booq os ho kutagey xarunta Jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargeysa.


Dr Bilaal oo markii uusoo gaadhey xarunta Jaamacadda ADMAS Waxaa si diiran ugu soo dhawee yey Gudoomiyaha Jaamacadda ADMAS Qaybteeda Somalialnd Md IHSAN iyo G/kuxigeenka Jaa macadda Admas Xuseen Xaaji ,G/kuxigeenka Academyga ee Jaaamcadda ADMAS.Md Ahmed Na sir iyo masuuliyiin jaamacadda Admas.

Gudoomiyaha Jaamacadda ADMAS Prof IHSAN OMER oo ugu horey Drka Faahfaahin kasiiyey Jaa macadda iyo heerarkii Kalla duwanaa ee ay jaamacaddu soo martey. waxaa uu Prof ihsan omer uu sheegey iney Jaamacadda ADMAS Bixiso tacliin tayo leh oo shahaadadeeda laga aqoonsan yahey Caalamka. waxaa uu intaasi kudarey iney Jaamacaddu mudadii ay jirtey ay ka qallinjabiy een ardey Badan oo maanta daafaha dunida waxkabarta iyadii ADMAS.Kaalin muhiim ah kaga jirto tacliinta sare ee Somaliland.

G/kuxigeenka Jaamacadda ADMAS Xuseen Xaaji Iyo G/kuxigeenka Academyga ee jaamacadda Admas Ahmed Naasir ayaa iyaguna sidoo kalle sharaaxd dheeraad ah Kasiiyey Dr. Bilaal Jaama cadda Admas iyo teyaynta tacllinta balaadhan ee ay siiso bulshada .


Gabogabadii Dr Abu Ameenah Bilaal Phillips Oo kahadley kulankaasi ayaa umahadnaqey Jaama cadda ADMAS Iyo sida balaadhan ee ay usoo Dhaweeyeen Dr Bilaal waxaa uu maamulka sare ee jaamacadda ADMAS xogwaran dheeraad ah kasiiyey Socdaalkiisa Somaliland iyo ujeedada kadambeysa waxaa uu sheegey Dr Bilaal Inuu somaliland uu uyimid booqasho gaaban iyo sidoo kalle iney wadey Jaamacadda ISLAMIC ONLINE UNIVERSITY oo ah jaamacad bilaash online ahaan ugu baridoonta bulshadda cilmiga iyoq ayubihiisa kalla duwan siiba Islamica.

Dr Bilaal waxaa uu sheegey iney jaamacaddani ay tahey mid online ahaan kusiineysa bulshadda waxbarashada isgoo xusey ineya ardey badan oo kunool daafaaha dunidu ay si balaadhan ugu xidhan yihiin Jaamacaddani sidoo kallena waxaa uu gabogabdii sheegeyu Inuu Kurajo weynyah ey inuu xoojiyo xidhiidhka udhaxeeya Jaamacadda Admas.

Gabogabadii waxaa uu DR. Soo kormeerey qaar kamid ah Cllaska jaamacadda ADMAS oo wakh tigaasi ay kasocdeen xiisaskii .

Dr Bilaal oo markii ugu horeysay safar kuyimid somaliland ayaa booqashadiisansaaka ee Jaama cadda ADMAS. Waxay u aheyd fursad dhallinyaro badan oo kadaawan jirey Chanelka PEACE TV.
 


Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Timacade News Desk
Hargeysa Somaliland