DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAYO MUSTASHAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUMAD NUURA CARTE QAALIBHAMBAA

 


 


Waxaan la wadaagayaa ehelkay reer Carte Qaalib, reer Jaamac Badmaax iyo tafiirtooda iyo d hammaan ubad, tafiir, walaal iyo waalidka ay ka baxday Marxuumad Nuura Carte Qaalib oo sha lay ku geeriyootay dalka Imaaradka Carabta. Waxaan tacsida si gaar ah ula wadaagaya a anig oo ka wakiil ah dhammaan reer Cabdi Carwo, xaaskeyga ay eedada u ahayd iyo inante yda ay a yeeyda u ahayd.

Nuura oo hooyo u ah Ilma Jaamac Badmaax, waxay ahyd ruux cibaado badan, aan afka ka q aa din tasbiixda iyo ducada Alle hooyo iyo ayeeyo ehel jecel. Alle waxaan uga baryayaa inuu ka a baal mariyo falalkeedii wacnaa, dambigeedna dhaafo uguna naxariisto naxariistii ay u fidin jirtay ehel iyo islaamba.

 Allow qabriga u nuur, u waasici, ugana dhig beer ka mid ah beeraha janatul fardawsta sare. Annagana dhammaan na waafaji samir iyo duco.
 

 


Axmed Xasan Carwo
063 424 2077