WAR-GELIN

 


 


REF: XK/XGX/0042023/2014Date: 27/07/2014

Ku: Xubnaha Golaha Dhexe

Ujeeddo; wargalin

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mud, Muuse Biixi Cabdi waxa uu ku wargalinayaa dhamaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye in dib loo dhigay shirkii Gol aha dhexe, xiliga la qabanayo iyo goobta lagu qabanayana gadaal laga soo sh eegi doono.



ALLAH MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi