Dhoolatus Weyn Oo Saaka Ay Sameeyn Ciidamada Qalabka Sida Ee
Somalilnd.
Ciidamada Milatariga, Booliska, Asluubta, Ciidamada Badda iyo Kuwa
Laanta Socdaalka oo soo Bandhigay Cududooda.
Hargeysa (TNN):-Ciidamada kala duwan ee Somaliland ee kala ah
Ciidamada Milatariga, Booliska, Asluubta, Ciidamada Badda iyo Kuwa
Laanta Socdaalka ayaa Saaka Dhoola tus weyn ku soo bandhigay Xeerada
Birjeex eek u taala magaalada hargeysa.
Ciidamadan ayaa gardis ay ka sameynayeen halkaasi waxay ku soo
badhigeen Hanaanka iyo habka ay maalinta 18 may u maridoonan Jidadka
waaweyn ee loo Asteyey inay Maraan.
Gardiskaa ayaa u dhacay sidii loogu talo galay waxaana la filayaa
inay 18 may na si nabadgalyo iyo karamo le ku dhamato.
|