DEMONSTRATION ON THE RIGHT TO SELF-DETERMINATION OF PEOPLES

 

 


On Sunday 30 March, the International Commission of European Citizens (ICEC) is organizing a demonstration in Brussels in favor of nations seeking international recognition. This event will bring together exceptional activists from across the world. We, the Somaliland Diaspora in Belgi um is welcoming you to participate in this “DEMONSTRATION ON THE RIGHT TO SELF-DETERMINATION OF PEOPLES”.

10:00 Meeting at Jubelpark, Brussels( Metro line 5, station Merode or Schuman)

10:30 Start of Demonstration.

On the day of the event, if you have difficulties finding the meeting place or need assistance for any other reason, please contact:

Yaasine Abdillahi Ali

Tel: 0032484363994

Mahamuud Hussein Abokor

0032484308087

OGEYSIIS

Dhammaan shacbiweynaha reer Somaliland ee ku nool wadamada Belgium, Holland, United king dom, France iyo Germany, waxaan lala socodsiinayaa in u dhici doono Mudaharaad Balaadhan oo lagu taareerayo QADIYADA MADAX-BANAANIDA. Wadamada aan ila hada Ictiraaf ka helin Caal amka kuwaasi oo ay ka mid yihiin SOMALILAND, ABKHAZIA, SOUTHERN AZERBAIJAN, TAIWAN, TI BET iyo ZANZIBAR

Mudaharaadkaas oo uu soo qabanqaabiyey Ururka la yidhaa GUDIGA CAALAMIGA AH EE MUWAA DININNTA REER YURUB, kana dhici doona magaalada BRUSSELS ee xarunta midowga Europe maali nta Axada ee bisha Maarch 30 keeda.

Sidaa darteen qaybaha kale duwan ee bulshada reer Somaliland ee ku nool wadamada kor ku xusan waxaanu idinku martiqaadaynaa in aad kasoo qaybgashaan mudaharaakaas oo siwada jir ah lagu taageerayo madax-banaanida iyo aqoonsi raadiska wadamada SOMALILAND, ABKHAZIA, SOUTHERN AZERBAIJAN, TAIWAN, TIBET iyo ZANZIBAR, waa iyana xusid muda in wadamada kale iyaguna ka qayb qaadan banaan-baxaasi.

Maalinta Axada 30-03-2014

Jubelpark, Brussels. Xarunta Midowga Europe

Saacad 10 subaxnimo

Fadlan wixii faah-faahin kala xidhiidh

Yaasine Cabdillai Cali

Tel: 0032484363994

Maxamuud Xuseen Abokor

Tel: 0032484308087