Hambalyo Boqor Muxumed Geele Seed

 

Dhammaan bahwaynta u dhalatay gobalka gabilay gaar ahaan  d adka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyo qoysaskooda iyo  car ruurtooda, oo ku kala jooga America, Canada, waxaanu  hambaly oba iyo bogaadin u diraynaa Boqor Muxumed Geele Seed oo  maa nta lagu caleemo saaray magaalada Arabsiyo ee ka tirsan  Gobal ka Gabilay .

Waxanu leenahay ilaahay ha kaa digo kii waajibkiisa ka soo baxa ee bulshadaa maanta caleemo saaartayna u noqda hogaan fiican oo dad iyo dalba wax tar u le, Aamiin.

1. Abiib Xadi Jaamac.
2. Siciid Budle.
3. Sacad Budle.
4. Maxanuud Nugidoon.
5. Maxamed Xussen Askar.
6. Maxamed Muuse Dhagoole.
7. Shaafici Tukaale.
8. maxamed Taani Ducaale.
9. C/racmaan Cagasaydh.
10. C/kariin xassan Caalin.
11. Axmed Suufi Jbriir.
12. Cumar Xusseen Ibraahin.
13. Ruqiya Budle.
14. Hinda Aadan.
15. Khadar Jaambiir.
16. C/rasaaq Sheekh Abubakar.
17. Fu'aad Sheekh Abubakar.
18. Maxamuud C/raxmaan(xagaadheere).
19. Isaxaaq Cilmi Askar.
20. Ismaaciil Xusseen Qalinle.
21. Kaltuun Cumar Muuse.
22. muuse Cumar Muuse.
23. Mukhtaar Muxumed C/laahi.
24. Siciid Xuseen Caamir.
25. Maxamuud Rafte.
25. Sado Maxamuud Sareeye.
26. iyo qaar kaloo badan.
waxay leeyihiin

HANBALYO, HANBALYO,HANBALYO

wabilaahi toolfiiq