Dhambaal Tacsi ah oo uu diraayo La-taliyaha Madaxwe ynaha ee
dhaqaalaha iyo Ganacsiga Mustashar Axmed Carwo
GEERIDA .Maxamed Ibraahim Macaash

Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka,
qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Maxamed Ibraahim
Macaash ka baxay gaar ahaan reer Maca ash iyo tafiirtooda.. Maxamed
oo ahaa nin caan ku ahaa bulshoweynta London, waxuu ku geeriyooday
shalay 10/04/2016 magaalada London.
Waxa uu Mustashar Axmed Carwo, Alle uga baryayaa dambi dhaaf,
naxariis iyo inuu qa briga u waasiciyo una nuuro.
Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.
Mustashar Axmed Carwo
07535447230
http://samotalis.blogspot.com/
|