DHAMBAAL .Qormadii 8aad

 


Hambalyo iyo Ducada uu mutaystay Bahweynta Xisbiga Waddani Ka dib Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynayaa Madaxweynaha Mustaqbalka Md Cabdiraxmaan Max amed C/laahi CIro iyo Madaxweyne ku Xigeenka Mustaqbalka Md Maxamed Cali oo maanta ku guulaysatay doorashadii golaha dhexe ee musharxnomada jaga Madax weynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Mustaqbalka Waxaan Ilaahay uga rajaynay aa inuu ku asturo xilkaas weyne ee ay dusha ku qaadeen. Anigoo huba in ay yihiin masuuliyiin Ka soo bixi doona hawsha baaxada leh in xilka culus ee ay qaadeen. Dhamaan masuuliyiinta , Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo shacabka  jamhuuriy ada Somaliland Waxaan kula dardaaramayaa in ay is garab taagan labada mushar ax ee madaxwenaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka si ay hawshooda u gutaan. Guul iyo Gobanimo Waddani

 



Mataan M Omar Xogaha warbaahinta Waddani UK . Sheffield