D H A M B A A L

 



Waa Mar kale Iyo qormooyinkeenii DHAMBAAL.Barnaamijka DHAMBAAL Waxaynu maanta k u soo qaadanaynaa habacsanaanta Xisbiga kulmiye Iyo habaq laha uu ku yimid waftigii Mad axweynuhu uu hogaamin ee sida dhuumashada ah ku yimid dalkan Ingriiska. Waxaynu war baahinta in badan Ka maqalay in dawlada ingriisku Ay u diiday Madaxweynaha Iyo gudoomiy aha Xisbiga kulmiye inay soo galaan dalkan Ingriiska waxayse cadatay Arintaasi markii loo d iiday inay taageerayaasha Xisbiga kulmiye wafdiga ku soo dhaweeyaan Airport Ka caalam ka ah ee Heathrow Airport. Arinta kale ee la yaabka lihi waxay tahay Ambassador Ka ama wakiilka jamhuuriyada Somaliland u fadhiya dalkan Ingriiska Mr Cawaale oo jaho wareer Iyo yool habaabin ku riday taageerayaasha Xisbiga kulmiye isagoo u sheegay war aan Jirin oo hadaba terminal aan jir u tilmaamay inuu Madaxweynuhu Ka soo degayo halkaas oo aad Ka arkaysay taageerayaashii kulmiye oo Ka cabanaya sida foosha xun ee uu wakiilku u kala je biyay xisbigii kulmiye.Dhamaan xaaladahaas ku soo kordhay Xisbiga kulmiye waxay ku Tilmaa mayaan xidhiidh la'aanta Iyo kala fogaanshaha wada shaqeynta Xisbiga Ka jirta Iyo in aanu xisbigu awood buuxda ku lahayn dalkan Ingriiska .

Waxaa kaloo aad aragteen Porotakool xumaanta Ka jirta Xisbiga dhexdiisa sida ay raxanta wasiirada ah ee madaxweynaha daba socotaa ay sawirada humaaga beenta ah ay iskaga q a adayeen Hutelka ay degan yihiin waxaad moodaysay xeradii qaadka buuq, qalayada Iyo kala dambeyn la'aanta Ka muuqata iyagoo ah xisbul xaakimikii Jamahuuriyada Somaliland.Ari mahaas oo dhami waxay ku muujinayaan maamul xumidka ay dalka ku hogaaminayaan mus uq Iyo khiyaamada lagu bartay Xisbiga kulmiye. Waxaa kale oo laga dheehan karaa siday ug a quusteen in ay mar kale ku soo noqdaan xukunka dalka. Kani galbay Waa gabal dhacay oo Waddani baa hogaanka qabtay.

La soco qaybaha dembi Iyo DHAMBAAL Mataan M Omar . Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Sheffield. mar kale Iyo qormooyinkeenii DHAMBAAL.Barnaamijka DHAMBAAL Waxaynu m aanta ku soo qaadanaynaa habacsanaanta Xisbiga kulmiye Iyo habaq laha uu ku yimid wafti gii Madaxweynuhu uu hogaamin ee sida xaqiraad leh ku yimid dalkan Ingriiska. Waxaynu war baahinta in badan Ka maqalay in dawlada ingriisku Ay u diiday Madaxweynaha Iyo gudoomiy aha Xisbiga kulmiye inay soo galaan dalkan Ingriiska waxayse cadatay Arintaasi markii loo d iiday inay taageerayaasha Xisbiga kulmiye wafdiga ku soo dhaweeyaan Airport Ka caalamk a ah ee Heathrow Airport. Arinta kale ee la yaabka lihi waxay tahay Ambassador Ka ama w akiilka jamhuuriyada Somaliland u fadhiya dalkan Ingriiska Mr Cawaale oo jaho wareer Iyo y ool habaabin ku riday taageerayaasha Xisbiga kulmiye isagoo u sheegay war aan Jirin oo h adaba terminal aan jir u tilmaamay inuu Madaxweynuhu Ka soo degayo halkaas oo aad Ka arkaysay taageerayaashii kulmiye oo Ka cabanaya sida foosha xun ee uu wakiilku u kala je biyay xisbigii kulmiye.Dhamaan xaaladahaas ku soo kordhay Xisbiga kulmiye waxay ku Tilma amayaan xidhiidh la'aanta Iyo kala fogaanshaha wada shaqeynta Xisbiga Ka jirta Iyo in aan u xisbigu awood buuxda ku lahayn dalkan Ingriiska . Waxaa kaloo aad aragteen Porotakool xumaanta Ka jirta Xisbiga dhexdiisa sida ay raxanta wasiirada ah ee madaxweynaha daba socotaa ay sawirada humaaga beenta ah ay iskaga qaadayeen Hutelka ay degan yihiin wax aad moodaysay xeradii qaadka buuq, qalayada Iyo kala dambeyn la'aanta Ka muuqata iyag oo ah xisbul xaakimikii Jamahuuriyada Somaliland.Arimahaas oo dhami waxay ku muujinayaa n maamul xumidka ay dalka ku hogaaminayaan musuq Iyo khiyaamada lagu bartay Xisbiga kulmiye. Waxaa kale oo laga dheehan karaa siday uga quusteen in ay mar kale ku soo noqd aan xukunka dalka. Kani galbay Waan gabal dhacay oo Waddani baa hogaanka qabtay. La soco qaybaha dembi Iyo DHAMBAAL

 

 

 

 

Mataan M Omar . Xoghayaha warbaahinta Waddani UK Sheffield.