DHAMBAAL Qormadii 15aad




Qoramada maanta Iyo DHAMBAALKA. Uu xambaarsan yahay. Waa Dharaaro Yaab loo ka Dhamaan agtaydoo dhacdo waayaheegoo Ninkastoo dhegeystaa dhabanada la haystee dhow dhowdu yaa yidhi uma dhicin Caduur weli. Abwaan Axmed Jeenis AHN.
Waxaa dhegeheen Iyo dhaayaheenaba aynu ku dhuuxnay shir doceedkii wasiirada laga dh uuntay ee fashilaada Iyo soo nooleyntii hab beeleedkii caadad u ahayd muuse Iyo Siilaany o. Waxaa hore tol la'ayeey ugu guulaystay Ahmed Siilaanyo Dacawo halkay macal ku dhad hamisay ayay macaluul ugu bakhtidaa. Muuse waad soo xaadhay guntii xabadii ugu damba ysay ayaad ku dagaalamaysaa kol hadaad Gurmadkii Abaarta aad ilowday oo aad odayga igu gunto maanta xaal kaagu marayo . Gudoomiye Muuse wixii magaalada Dila kaa raacay Iyo maatadii aad soo kici say hase yeeshee aanada quudin ayaad maanta abaartan Kulmiy e shacabkii haraadka Iyo gaajada u leeday aad olole doorasho Ka doorbiday.

Waxaad Ka dhigan tahay Madaxweyne Vadamir Puttin Iyo prime minister Demetri Medyrd ev Ka Russia. Oo sida hagbada mid mar Madaxweyne noqda Ka kalen Raysalwasaare. Wax aa is weydiin mudan dadka kale Iyo Beelaha Somaliland kulmiye ma Ka maarmay ? Wasiirada kale ma dhexda raacbaa oo sacabka noo tuma anaguna Alliance xoog badan ay aanu dib u dhiskiisa gelaynaa ? Waa kuma kan xooga weyne ee layska kaashanayaa?Jabhadii soo dagaalantay miyaanay nimanku ahayne mise hadalkii Mujahid Cali Gurey ayaa dhab ah .Kulmiye laba Beelood ayaa ku filan muusena wuu ku qanacsan yahay .Arinkaas. Valadmir Puttin and Demetri Medyedev
 

 

Mataan M Omar Xoghayaha warbaahinta Waddani UK . Shefffield