Dhamaan Asxaabtani Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Rooda C/salaan Maxamed oo aabeheed Marxuum C/s alaan Maxamed Aadan ku Geeriyooday Hargeysa.

 

 



Innaa Lilaahi wa innaa illeyhi Raajicuun

Liibaan Maxamed Cali Oday
C/rashiid Maxamed Abdirahman
Maxamed Abdilahi Nuux (Jaalle)
Mustafe C/kariin Cali (Future)
Maxamed Aadan Siciid (yamani)
Axmed Faysal Haybe (Axmed Cadde)
Maxamed Axmed Badde (Heegan)
Mustafe C/raxmaan C/laahi
Nasrudiin Maxamed Cismaan
C/fataax axmed C/alaahi Gadhliifle
Mustafe C/raxmaan Cali
Nimco C/raxmaan C/laahi
Xamda Yuusuf Cali (Indho)
Xamda Axmed Naasir
Ifraax muxumed Caabi
Samiira Axmed diiriye
Khadan Abshir
Saado Axmed Faarax
C/risaaq Cali

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Wadamada Jarmalka, Norway, Uk iyo Sweden Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Rooda C/salaan iyo Qoyskooda oo ay ka Tacsiyaynayaan Geeridii ku timi Aabeheed Marxuum Cabdisalaan maxamed adam oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Waxaanu illaahay uga baryaynaa in uu marxuumka illaahay jannadii fardawsa ka waraabiyo dhamaanteena Samir iyo iimaan saadiqa inaga siiyo.

Aamiin...aamiin