O G E Y S I I S

 

 


Waxaa Dhammaan Taageerayaasha Ururka Ummadda ee U.K la Ogaysiinayaa ina la Qaba n doono Xafladdi Ururka Umadda ee U.K

Waxaannu ugu Baaqaynaa Dhamaan Taageerayaasha Ururka inay ka soo Qayb galaan Xafladaas. Xafladaaas oo ay khadka isgaadhsiinta kaga qayb qaadan doonaan Hogaan ka Sare ee Ururka Umadda .

Waxaa kale oo ka qayb Qaadan Doona Fanaaninteena Reer London oo halkaas ku soo B andhigdoona Fankeena iyo Sugaanteena, waxa Kaloo halkaas lagu soo Bandhigi Donaa C iyaarihii Hidaha iyo Dhaqanka oo ku soo Bandhigidoona Haweenkeena.

Waxaanu ku soo dhawaynaynaa dhamaan taageerayaasha Ururka Ummadda gacmo fu ran iyo ka soo qaybgal wanaagsan



Taarikhda la qabanayo: 12/05/2012
Maalinta ; Sabtida Saacada; 15:00 Galabnimo

Goobtu Waa
During Hall, Earlham Grove
Forest Gate
London
E7 9AB

Kala Xidhiidh Teleefoanda 00447962381550,00447931518705

Nearest station : Forest Gate ( which is on the Liverpool street to shenfield line)
Bus NO: 58, 25, & 86
 

 


Alla Mahad Leh

Faisal Farafidye
Xidhiidhka Dibada ee Uruurka
Ururka Umadda