Degmada Geed-balaadh: Lacag Dhan $1000, Oo Loogu Deeqay Madarasad/Malcaamad Quraan La Dhisayo.

 


Mahad-naq;

Waxanu halkan uga mahad-naqaynaa, guud ahaan dadkii gacanta wax-tarka leh ka gays atay dhaqaale ururintii aanu dhawaan u samaynay Madarasad (malcaamad) lagu barana yo aqoon ta Diinta Islaamka oo dhismaheeda dhawaan laga bilaabayo magaalada Geed-balaadh. Si Gaar ah-na, waxanu ugu mahad-celinaynaa Caruurteena wax ka barata Malca amad-Quraanka Sh. Cabdi-qaadir Hinaase ee magaalada Birmingham/Uk, oo markii ay ma qleen dhaqaalaha loo uru rinayo Madrasad-Quraanka Geed-balaadh, iyaguna xil gooni ah isa saaray oo muquuno caaqii bo leh ku darsaday taageerada dhaqaale ee samo-falka ah ee lagaga qayb-qaadanayo dhis maha Madarasadda/Malcaamadda!

Dhaqaalaha loogu deeqay Madarasadda Geed-balaadh oo isku gayntiisii ay noqotay lacag dhan $1000, waxanu Ilaahay uga baryaynaa cid kasta oo wax ku darsatayba ''Yar iyo Wayn'', inuu wanaagaa ay sameeyeen iyagana wax-san Aakhiro iyo Aduun-ba ugu bed elo. Aamiin
 

 


Ururiyaasha;
Cali Cumar Xasan Iyo Axmed-Sheekh/Birmingham/UK.