DAAH FURKA DIIWAANKA HIDDAHA IYO DHAQANKA



 



MAGUURAAN



DIIWAANKA HIDDAHA & DHAQANKA

Odoraska & ibo-furkii

Cabdiraxmaan Maxamed Cali Ubaxle

Email: Ubaxle@yahoo.com


Phone: +2522-4476687 / +2527-9314297

Laanta cilmi baadhista dhaqanka iyo suugaanta soomaaliyeed

Bahda hal-abuurka hawraar

www.hawraar.com

Jan/2012

Daabacaddii Burco Printing Center (BPC)





MAHAD NAQ

Ugu horayn waxaa mahad iskaleh mac buudka ii fududeeyay odorasida diiwaan dhaqameedkan waxaan kaloo mahad balaadhan u hayaa bashiir Saleebaan Aadan oo isku hawlay dhamaystirka buuggan, waxaan kaloo isna u mahad naqayaa Maxamed Ibrahin Warsame Hadraawi, waxaa iyana mahad taa lamida iskaleh bahda hal abuurka hawraar gaar ahaana

Cabdinuur cawil xaashi cali-geri

Axmed cabdi xirsi (Aar)

Mukhtaar Jaamac Muxumed (libaax salaax)

Waxaan kaloo u mahad naqayaa dhammaan iintii ka qayb qaadatay dhiiri galinta diiwaankan oo uu kaw ka yahay adeer cabdiraxmaan cali ubaxle iyo waliba caasha maxamed cali ubaxle


AFEEF

EEDI HAYGA HADHEE WAAN AFEEFANAYAA

Ugu horayn waxaan ka afeefanayaa iyadoo uu qodobkan aan saanyaday uu yahay mid aad u baaxad wayn oo aan wadar iyo waaxid toona kasoo horka laaban Karin,wixii aan dhaafay,waxii aan khalddayba ay yihiin awood ka baxsan karaankayga qofnimo,si kas ahna aanay u dhicin,sidaa daraadeedna aan idinka raali galinayo.


HIBAYN

Waxaan diiwaankan si gaar ah ugu hibaynayaa hal abuurka iyo dhalinta u heelan horumarinta afkooda hooyo iyo dhamaanba bulsh weynta jecel Hiddaha & Dhaqankooda.



Tusmo

Mahadnaq ____________________________________ II

Afeef ____________________________________ II

Hibayn ____________________________________ II

Tumso ____________________________________ III

Hordhac ____________________________________ IV

Qaybta 1aad ______________________________ 1

Hilaadda Hal-abuurka ________________________ 2

Ibo-fur ____________________________________ 4

Maanso ____________________________________ 7

Afarta Meesin ______________________________ 36

Dirirada guga ______________________________ 36

Agabkii aqalka ______________________________ 39

Hees-hawleed ______________________________ 39

Hees Ciyaareed ______________________________ 59

Hees koolkoolineed _____________________________ 71

Habar dugaag __________________________________ 77

Ugaadha ____________________________________ 78

Qaybta 2aad ______________________________ 81

Geenyo & Gadhyare ____________________________ 82

Qaybta 3aad ______________________________ 100

Guurkii hore ___________________________________101

Qaybta 4aad ______________________________ 111

Gaar ahaan Dalkeena guud ahaan dhirtiisa _____112

Qaybta 5aad ______________________________ 128

Asma Hoodo (maanso) _________________________ 129

Amran (maanso) ______________________________ 136

Dheeli tiran (maanso) __________________________ 144

Boqol Magacley (maanso) _______________________150

Xigasho ____________________________________ 154

Gunaanad ______________________________ 155




Hordhac

Markale Waxaa mahad iska leh Allah ii fudaydiyey inaan Odoroso diwaankan kaas oo ahaa waaj ib iyo faral isaaran inaan ku dhegenado  bulshaduna ila wadaagto haddaan hoos ugu gundo de go nuxurka diiwaanka iyo waxa uu xanbaarsan yahay oo u badan murti iyo mahadho iftiiminay sa mudanka, baadi soocda iyo soo jireenka umadda ee ma guuraanka ah marnaba kama geyoon karno waxaynu si miisaaman isugu deyi doonaa inaan wax ka tilmaano si ay xasuus ugu noqoto facan iyo facyaasha dambe loogana shidaal qaato, waxaynu na odhan karnaa inta aynu soo qa adanaynaa waa badwayn dhibic laga soo qaaday waxaynu taxanahan u kala horeysiin doonaa hababkii soo jireenka ahaa.