CUNA QABATAYTAN DHAQAALAHA EE DALKA ETOOBIYA




Waxaa laga yaabaa in aanay shacabka Somaliyeed dhaadin dhaqaalah ay waagii beryaba ku xareeyaan khasanadaha dalka Etoobiya oo kor u dhaafay qiyaas ahaan $1milyn US Dollor A DAY . Hantida baaxadaas leh hadaynu dalkeena gelino waxaynu maanta ka maarmi lahayn gacan shisheeye waxaynu noqon lahayn dawlada awood badan Guud ahaan Dalkii Somaliya ama Somaliland . Hadab waxaynu gaadhnaya waqtigii aynu ka shaqeysiin lahayn maskaxda wacan ee ilaahayn ina siiyay. Waa in aynu aad uga fiirsanaa xoolaha Etoobiya bilaashka aynu u siinayno ee aanay abaal iyo ajar mid inoogu hayn welib ay inoogu dartay GUMAYSI, XASUUQ IYO KALA QAYBIN UMMADDII SOMALIYEED.Dhaqaalaha ka soo gala Qaadka, Khudrad a, sida Basasha tamaandhada, Bisbaaska iwm, TIgidhka diyaaradaha itoobiya Hudheelada Cuntada iyo Hurdada , Shaqaalaha hoose ee ka shaqeeya dhamaan geyiga somaliyeed gaar ahaan kuwa ka shaqeeya guryaha Somaliland beeraha qoda, watchman,amaba Adeegyada kale qabta , tiro ma laha. Waxaas oo dhaqaale aha waxay toos ugu xaroodaan dalka Itoobi ya. Dadweyne is weydii ma qabsan karaan inagu shaqadaas aya itoobiyanku inoo hayaan ? ma beeran karaa qaadka, dalkeena iyo Khuradahaa kale? hadaynaan intaas qabsan karayn Gumaysigaas weligeen ma ku noolaan karaa? Gumaysigii Afweyne mid ka daran ayaynu galay ee fadhiga waa in aan ka kacnaa oo CUNA QABATAYN AYANU KU SOO ROGNAA ITOOBIYA . Bishan Ramadaan aynu ka faa'iidaysano oo qaadka aynu joojino ugu yaraan maalintii intii imina jirtay aynu half ka dhino.


Gunaanada Balanteenu waa dhaqaale Burbur, iyo Xasuuq in ayn itoobiya inoogu abaal guda a.Inaguna kobcinta dhaqaalahooda oo aynu ka qayba qaadano waa laba aan is geyin. Muda dii uu dalkii Somaliya Burburay intuu kor u kacay dhaqaalaha itoobiya xisaabiya.


Waxaan Rajaynanayaa in ayanu ka gel gelino oo dhiigii iyo dhiiranaantii aynu lahayn soo cel ino iskan dhicino cadowga Itoobiya kii afweyne kama xoog badan kamana hub iyo saanada badan waar itoobiya miyaana ahyn tii aynu naqaanay.LIyuu POLICE iyo waxaad doontaan idinku la baxa itoobiya waa iskugu keen mid.


BAD BAADI DHAQAALAHAAGA $1MLY US DOLLOR A DAY


Mataan M Omar

Sheffield