Community Advancement through conflict Resolution International
(CATCRI)
Ottawa, Canada
 


Baaq bad baadu wadan!


“Walaa to deecoo amral mustrifeen alatheena ufsidoona fil ardi wala uslixoon-Al shucaraa” ( sadaqallaho al catheem.) haraacina Riyaake iyo Cawil. Wadanka hooyo badbadiya!

Ururka korkuxusogan waxuu ugu baaqaya umada Somaliland, in ayna Riyaale iyo kuwa la shaqaysta ayna dowlad u ahayn Dalka iyo umada Somaliland April 6-2009-wixii ka danbeeya., cashoorna aan layskaseen Maxkamad na la la baygsadoo.


Awalba budhcad bay ahaayeen,dadku se waxay moodayeen dowlad. Waa la khaldana.


 


Wa bellahi towfiiq

 



Ibrahim M Mead

Executive director
Ottawa, Canada