Ciyaartoogii Gobolka Gabiiley oo manta Beerta
ku qoday C/G/Sool.
Hambalyo Ciyaartooga
Gobolka Gabiley gol hadii aad maanta
intaad sida dibida u meererte en ciyaartoogii
Gobolka Sool, laba
daag ku qodeen, ka dibna ku harameyseen,
kuna baaq-baaq-baaqdeen,dabadeedna
inaad sariir ka dhigateen beerta shiim-birta kaga cel-seen. markii
dambana intaad madaxa ga goyseen oo aad tunteen. xaw nu-gu-sow xaw
nu-gu-saw. Dabadeena hal Ton oo cilmi jaamac
ugu deeqdeen.
Cidii erayada maqaalkan u qorani ay ku ad-kaadaan
1 sannad oo waxbarasho ah ku kaalay
Gobolka gabiley.
Mar labaad hambalyo Ciyaar-toogay Gobolka
gabiley. guushii maanta 2 Goal
Gabiley 1 Goal Sool.
Maxamed Yuusuf Buux.
|