Wasiir
ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Xalay Saqdii
Dhexe Xabsiga la dhigay
Hargeisa(TNN):- Ciidamada RRU da ayaa xalay saqdii dhexe
Xabsiga u taxaabay W asiir xigeenkii Hore Amniga Mudane Cabdilllaahi
Abokor Cismaan,Ciidankan oo ahaa ciiidan hubeysan oo aad u tiro
badan, ayaa markii ay
Guriga u daateen waxay la kulmeen iska caabin xoogan oo ay kala
horyimadeen Ilaalada Wasiir ku xigeenkii hore.
Dhinaca
kale , Ciidamdu waxay dabada u rogeen Gurigii , caruurtii yar
yarayd iyo d umarkii
Joogayna , argagax iyo cabsi ku rideen.Waxay rasaas fara badana u
adeeg sadeen hawl galkaas,taasoo sababtay in xaafadihii ku
dhawaa ka seexan kari waa yeen.
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliand
|