Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka
Kenya

Kenya (TNN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo wafti uu
hogaaminayo oo Socda al Shaqo Ku Jooga Dalka Kenya Ayaa Maanta Ka
Qayb Galay Shir ay Soo Qaban Qaabis ay Haayada Eu cab -Nester
Xarunteeda Magaalada Nairobi.
Shirkani oo ay kasoo qayb galay haayado badan oo ka socda midawga
yurub iyo qara mmada midoobay ayaa lagaga wada hadlay sidii loo
horumarin lahaa loona tayeyn lahaa ciidamada ilaalada badda JSL,
boliska iyo barmaamijyo kale.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde
Ayaa Socd aalkiisan Ay Ku Wehelinayaan Taliyaha Ciidamada Ilaalada
Bada Maxamed xuseen Xiiran e, La Taliyaha wasiirka ee Ciidamada
Ilaalada Xeebaha Suhuur Fadxi Mukhtar Iyo Masuuli yiin
Kale Oo Ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland.
Jamaal Abdi Muhumed
Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha
|