CALEEMASAARKA MADAXWEYNEHA IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA SOMALILAND

 

 


Waxa Jaalliyadda reer Somaliland ee ku nool Dalka HOLLAND la ogaysiinaynaa in la qaban a yno caleemo saarkii Maxaweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenkeena, mudane Muuse B iixi Cabdi iyo mudane Cabdiraxman Cabdillahi Ismaciil (Saylici).


Sabti oo ay bishu tahay 9 December 2017

Saacadda 17:00 ilaa 01:00 Habeenimo

Adreesku waa : Hoefkade 602,

2526 CM Den Haag.




Waxa khadka telefanka inagala soo hadli doona habeenkaas  Madaxweyaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka la doortay.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidha:

Guddomiyaha jaalliyadda Somaliland: Axmed Cabdi Xudhuun 0654751431

Guddomiyaha ictiraaf-raadinta : Cabdicasiis Garaad Cali Shire 0649102904

Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Dalka Holland: Xassan Cadde 0681479439
 

 

 



Sidaas iyo ka soo qaybgal wac oo wanaagsan