Cadawga qarsoon ee Somaliland
Somaliland waa dal loo soo
halgamay loona quudhay naf iyo maal taas oo marna aan ka go’ahayn
maanka iyo maskaxda umada reer Somaliland. Iyadooy si daa tahay ayay
hadana maan aad ku arki karaysaa dad badan oo aan u dhalan gaar
ahaan qoomiyada loo yaqaano OROMIYO, qoomiy adani waxay dalka
Somaliland soo galeen sanadii 1998kii iyagoo ka soo galay xadka u
dhexeeya somalililnd iyo wadanka Ethiopia gaar ahaan xadka TOG-WAJAALE
kuwaas oo uga soo gudbay dhica caasimada Somaliland ee hargeisa.
Hadaba dadkan soo galawtigaa waxay ku hayaan culays badan wadanka
waayo dawladihii iskaga danbeeyay ee soo xukumijiray wadanka wax
sharciya umay samayn dadkaa si ay wadanka u joo gaan, waxaa
mar isku dayday inay xakamayso dawladii uu xukumaayay alle ha u
naxariistee Max amed Xaaji Ibrahim
Cigaal , kaas oo dhawrjeer qab-qabtay oo ka talaabiyay xadka
Tog-wajaale, t aasoon haba yaraatee aan wax lataaban karo ka dhigin
nidaamkaa.
Si kastana ha ahaatee, oromada maan ku dhaqan wadanka Somaliland
waxay markii hore ay ku soo bateen ama ku eekaayeen caasimada
laakiin waxay aalhirkii ku fideen dhamaan gobolada oo dhan waxaanay
qabsadeen badiyaa ilihii dhaqaale ee wadanka taasna waxay kaliftay
in mawaad iniintii u dhalatay wadanku ay cidhiidhi xaga
shaqadaa dareemeen iyadoo markii horaba ay is ka yarayd shaqadu.
Dhinaca kale, oromadu waxay si ba’an ugu tarantay wadanka waxaanad
had iyo jeer arkaysaa gabadh wadata ugu yaraan shan caruura lagana
yaabo inay midkalena uurka ku sido iyagoo had iyo jeer ku badan
goobaha ganacsiga, goobaha cibaadada(misaajida) iyo xaafadaha
dhexdooda. Oromadu maaha dad macaluul soo kaxaysay ee waxaan
odhankarnaa waa dad soo shaqo tagay sababtoo ah waxay samaysaa habab
aynaan dhaqan iyo caado aynaan u lahayn oo muujinaaya inay shaqo tag
yihiin waxaana kamida hababkaa sida kuwan:
1- Waxays Qoomiyadani ka dawarsataa
galinka hore goobaha ganacsiga iyo suuqyada halkaas o oy ka hesho
lacag aad u badan.
2- Waxay duhurkii hadana ka dawarsataa
xaafadaha iyagoo guri-guri umaraaya iyagoo is qaybin aaya
iskuna qaybinaaya koox-koox tagaayana dhanaan dagmooyinka ay ka
koobantahay caasim adu ama gobaladuba halkaas oo ka soo hooyaan
raashin aad u badan una kaladuwan raashinkaas oo ay u sameeyeen
meelo kala duwan oo ay kuguraan.
3-Markay gaadho galinka danbe, waxay
hadana dawarsaan masaajida iyo meelaha suuqyadaa ha lkaas ooy ay sii
gacan mariyaan wixii ay ka heli karaan.
4-Ugu danbayn habeenkii waxay u
galbadaan halkii uu hooygoodu ahaa waxaanay bilaabaan xisa abo badan
haday tahay raashin wixii ay soo heleen dhamaantood iyo haday tahay
lacag intaba.
Isku soo wada duuduuboo, dadkani waxay sameeyaan dhamaan raashinka
kiisa qaydhin intay cu naan mooyaane inta kale waxay u diraan
wadankooda Ethiopia kaas oo la odhan karo badeecado raashin ah oo
shawr tan ah ayaa ka baxa wadanka dhamaantii taas oo aan wax cashuur
ah ka qaadin dawladu. Ta kale, lacagta ay soo helaan inta ay
isticmaalaan mooyaane inta kale waxay u badalaan lacagtooda oo ah
BIR waxaanay u diraan wadankooda hooyo,
Taa marka lagayimaado, waxay xataa keeneen inay muwaadiniinta
wadanka u dhashay ay ugu h anjabaan wadanka dhexdiisa. Tusaale
ahaan maalinbaa waxaa dhacday anoo maraaya hotel ka BAAR-HARGEISA
ayaan ku soo baxay oromo aad u tiro badan oo iskuguy jira rag iyo
dumar oo joogay hotelka agtiisa dabadeed waxaan ku idhi keena
mustawaqadiinii(sharcigiinii) dabadeed w axaa ila hadlay midka mida
ragii oromada ahaa waxaanu igu yidhi miyaanad ogayn inaan wadaka u
dhalanay oo aad anaga markii hore nagaqaadeen!!! Amakaag ayay igu
noqotay ayaar ayaanan ka dhaqaaqay waayo wax aan ugu jawaabo waan
garanwaayay waayo sharciga gacanta kuma sito hadaan askari ugu
yeedhana ima soo raacaayo ilaa aan kharasha bixiyo. Takale aniga iyo
wiil aan saaxiibnahay ayaa waxaanu ka nimi madaarka caasimada
hargeisa waxaanan bas ka soo raacnay AMBASSADOR HOTEL markaan cabaar
saarnayn baskii ayaanu maqalnay sheekooyin ay is waydaarsanaayaaan
dadkii baska saarnaa oo ku baxaysay afka oromada aad baanu u yaabnay
waxaanan moodnay in dalkale aanu joogno inlayn baska waxaa saaran
wax soomaaliya labadaya da oo kaliya intakale waxay ahaayeen
20 qof oo iskugu jira rag iyo dumar oromo ah.
Gabo-gabadii, waxaan baaq u dirayaa
xukuumada cusub ee Somaliland ee uu ka madaxdaxda yay madaxwaynaha
sharafta badan ee Axmed Maxamed Maxamuuud (siilaanyo),
in uu sida ugu habo on wax uga qabto dadkaa wadanka ku
soo duulay ee aynaan dhaadayn, waayo waxay sameeye en saamayn aad u
wayn oo xag dhaqan-dhaqaale,bulsho iyo caafimaadba iyo iyadoo ay ka
qayb qaadan doonaan Siyaasada wadanka hadii ay
sidaa ku sii socoto.
Mawliid
Ibrahim Cumar
Email: batalaale10@hotmail.com
Tell: +25224103419
Hargeisa Somaliland |
|