Guddoomiyaha xisbiga Waddani,Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi oo  gaadhay xarunta Midawga Yurub ee Brussels, Belgium,kulana la qaatay BaarlamAnk Midowga Yurub