Cabdiraxman M Cabdillahi (Ciro) ku soo dhawoow tartan xor o xaal ah
 

Anigoo ah muwaadin somalilander ah islamarkan ka tirsan xisbiga UCID waxaan runtii s oo dhaweynayaa sida u ka dhawaajiyay mudane Abdiraxman M Abdillahi (Ciro) inoo  h amigiisa siyaasadeed yahay inuu u tartamo jagada gudoomiyonimada xisbiga UCID iyo musharaxnimada madaxweynaha mustaqbalka JSLand waxan leeyahay mudane  Abdir axman HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, waxakaloon talo ahaan soo jeedin lahaa  ci dii damac siyaasadeed ka hayo jagooyinka ugu sareya ee xisbiga UCID, fadlan kusoo  d hawaada kuna soo biira xisbiga UCID sida ugu dhakhso ah badan si ad tartanka  gudoo miyanimada iyo masharaxnimadaba ad uga qeyb gasho hankaaga siyaasadeedna uga midho dhaliso.

Wa bilaahi tawfiq
 

 


Omar Darood Hassan
Gud. guud ee Nordic - UCID