GUDDOMIAYAH XISBIGA WADDANI  OO SALADII JIMCAHA  SHACABKA XAAFADA 26 JUNNE KULA TUKADEY MASJIDKA SHEEKH AADAN SIIRO 
 



Hargeysa (TNN):- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani,Cabdiraxman cirro,ayaa  salaaddi Jimcaha Masj idka Sheekh Aadan-siiro kula tukaday shacabka xaafadda 26 ka June.Waxaa ku wehelinayey qaa r ka mid ah hogaanka xisbiga , oo ay ka mid ahaayeen Xoghayha Guud, Af-hayenka xisbiga , Xog hayha Caddaalada & Af-hayeenka Garabka dhalliny arada Xisbiga.