Buug Cusub ''ABAAL MALEH AADAMIGU'' coming soon''Qore- Barkhad Xaaji Cabdi’’MrGaboye’’


 

 


Buugan Cusub ee ‘’ABAAL MALEH AADAMIGU’’ Waa buug si dhaba ugu hadlaya sooyaalka taariikhed ee beelaha gabooye leehyihiin iyo kaaliinta ay kaga jiraan nolasho iyo horimarka mushtamaca soom aaliyeed ,buugu wuxuu si caad uga hadlaya aqoonta iyo farsamada faca weyn ee uu ‘ALAH’SWT’ku manaystay beelahan gabooye ee muruq maalka markastana ay aqoontooda farsamo ugu faaiideey an walalahooda soomaaliyeed iyo sidayna marnaba qiimaha aqoontiyo sharafta shaqo lahayd loogu abaal celiin tixgaliina aanay ku heliin beelahani farsamo yaqaanka ah ee murugmaalka ,waxa kale oo uu buugu ka hadlaya sababta ay aqoontan xadaarada iyo farsamooyinkoodan faca weyn ee ay caal amka kale farsamo yaqaankooda ay horumarka ka gaareen waxa farsamo yaqaaniintena soomaaliy eed ee beelahan gabooye hoos u dhigaay iyo dibu dhaca weyn ugu wacaan,buugu wuxuu si caad uga soo horjeeda aqoon darida iyo jahligaa ay saldhiga u tahay qabyaaladu wuxu buugu qayb weyn ka qaadan doona la dagaalanka iyo tirtirida qabyaaladda,buugu wuxuu iftiin cusub iyo horumarka bulsho jiid cusub u jeexi doona jiilka cusub ee umadeena soomaaliyed,



Hadaba buugan cusub ‘’ABAAL MALAH AADAMIGU’’ waxaa lagu qorayaa luqada af soomaaliga iyo luqada englishka ‘ waxa kaloon an rajaynayna inuu luqada carabigana lagu qoro ,wuxuuna soo biixii doona sida ugu dhaxsiyaha badaan insha alah ..



Qoraaga buugu wuxu soo dhawaynayaa wixii talo tusaale fikir iyo aragti ee ku aadan buugan cus u b. ciddii jecel inay la xiriirtana waxay kala xiriiri kartaa ciwaanada hoose iyo telephone kiisa ,,wabilahi towfiiq’’



Qore Barkhad Xaaji Cabdi’’MrGaboye’’

Telefonka-001-519-4962109-outside’

North america’’:1-519-4962109

Email: abokoriye1@hotmail.com

Kitchener Ontario Canada