Bushaaro Bushaaro Bushaaro

 


Bulshada afka Soomaaliga ku hadasha ee ku dhaqan dalalka Holland, Jarmalka iyo Biljam waxaan ugu bushaaraynaynaa,in ay heleen dhalinyaro isku xilqaantay inay ka haqab tir aan bahidii dhinaca fanka ka jirtay.tasoo ay balan qadayaan fananiinta ugu caansan am a ugu codka wanaagsan inay idiin soo casumayaan meel kastoo ay aduunka kajoogaan.
dhalinyaradaas oo la magac baxday XIDIGIHII QARNIGA.waxay idiin soo bandhigayaan 28-12-2013, fananniintiiugu horaysay ee ay so casumeen.fananniintaas oo ay ka mid yihiin "Idil Barkhad, Laki Xaaji, Mukhtaar Oday, Xamse Axmed iyo Fuaad Muraase".
 

http://www.youtube.com/watch?v=Vw7WE-o18IY