Boqorkii codka,faanaankii weynaa, ee Maxamed Saleebaan Tubeec oo maanta ku geeriyooday Dalka Germany

 

 

 


Marxuumka ayaa in muddo ahba ku xanuunsanayey Dalka Jarmalka ......
.

Germany (TNN):-Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa  goor dhaweyd da lka Germany ku geeriyooday  boqorkii codka, fanaankii weynaa, ee  Maxamed Saleebaan Tub eec.

Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec,ayaa in  muddo ahba Isbitaal  u jiifay qaliin lagu Same eyay, aakhirkiina maanta xaqii ku yimid. Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa ka  mid ahaa Fana aniinta magaca iyo maamuska ku lahaa guud ahaan dhulka ay Somalidu degto,aadna loo jec laa codkiisa ilaahay hibada u siiyey.

Dhammaan maamulka iyo weriyayaasha Shabakada Caalamigaa ee Timacade News,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,caruurtii,ehelkii,qaraabadii,asxaabtii,Bahweynta Fanka iyo dhammaan umada afka Somaliga ku hadasha,ee marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec ka baxay.Waxaanan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu naxariistii Janno Fardwasa ka wara abiyo,dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.

 


Timacade News Desk
Germany