Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay guul darrada X isbiga Kulmiye ka soo gaadhay doorashooyinka dalka ka qabsoomay isla markaana bogaadiyay Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani

 



Waxaan hambalyaynayaa shacabka soomaliland guusha doorashada awgeed.Waxaan si gaara u hanbalyay nayaa labada Xisbi ee UCID iyo Waddani,oo guul wayn ka soo hooyey Doorashadii inoo qabsoontay.

Markii Daraawiishtii jabtay nin baa gabyey oo yidhi:

 Daaduunka Seyid Maxamed qabo
•  Waan ku diirsadaye
 Bal dayaay wadaadkii waa kaa sii dabayshadaye
Alaylehe orgigii Cali Guray sheegay ee Muuse
U rarnaa jiilaal xunbaa helay