BOOQASHADII GUDIDA SARE EE XISBIGA WADDANI UK KU YIMAADEEN MAGAALADA SHEFFIELD 26KII OCTOBER 2014‏



 


.Waxaa beryahamaba socdaal shaqo aha ku marayay Gobolada dalkan UK Gudoomiyaha Xisbiga W addani UK Md Xuseen Adan Cade iyo wefdi uu hogaamiyo  oo magalada Sheffield kula kulmaya sha cabka jaliyada Somaliland gaar ahaan taageerayasha xisbiga Waddani madal ay il yartu is qabatay . Haabada waxaa furitaankii xafalada Ayadu quraan aha ku furaya Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Hussen. Ka did hadala so soo dhaweyn ah waxaa wefdiga gacmo furan ugu soo dhaweeyay magal ada oday ka mid ah odayaasha magaalada Sheffield.

Waxaa xog waran dheer hadalkaas ka soo jeediyay Gudoomiyayaasha Xisbiga waddani ee Sheffie ld Md Yusuf Cabdi Shire iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka  Marwo Saado Ciise Cismaan Food, waxaan si cade u qeexeen hawlaha Laanta sheffield u qabsoomaya mudadii ay xilka hayeen , waxa a yaabaha ka qabyada ah iyo mustaqbalka waxay damacasan yiiin o ah dar dar gelinta hawlaha xisbiga Waddani.

Xogaha laanta Sheffield Mursal Xasan Axmed ayaa isn ka hadalay waxyaalaha ay ku guulaysteen mudo xiloodkoodii.


Ka dib waxa Shacabka la hadalay Afhayeeenka Xisbiga WADDANI UK Md Axmed Yusuf Canjeex oo Tilmaamay ujeedooyinka xisbiga waddani iyo waxaynu kaga duwanaha axsaabta kale.
Xoghaya Xisbiga waddani UK Khaalid Cismaan. Ayaa tibaaxay horumarka xisbigu gaadhay ee dhian cayada dhaqaalaha, iyo firfircoonida shaqo ee xisbiga mudadii yarayd ee ay xilka hayeen.
Gudoomiyaha garabka Haweenka Marwo Saynab Ismacil Qurjuf Ayaa sheegtay in loo baahan yaha y in tacab badan la geliyo xisbiga haddii aan gacamaha lays qabsana aan waxa guul ah la gaadhi karin iyo in laguna dadaalo bixinta dhaqaalaha xisbiga waddani.
Gudoomiyaha Laanta South East London Cali Warsame ayaa ka waramay marxlada maanta dalku marayo iyo in loo baahan yahay wada jir, iyo hawl dheeraad ah in lagu dhaqaaqo si xukuumadan fadhiidka ah meesha looga saaro.

Ugu dambaynytii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani UK Md XuseenAdan Cade ayaa cod baahiyihii la wareegay waxaanu ka xog waranay socdaalkood waxa uu daaran yahay. waxaan u ku tilmaamaya dar dargelinta iyo kor u qaadida hawlaha xisbiga ee gobolada iyo degmooyinka magaalada London isagoo sheegay in ay laamo fara badan ka fureen dalkan muddii uu xilka hayay kuna talo jiraan kor u qaadida tayada waxa qabada ee xisbiga waddani haddi eebe idmi watiga gaaban ee inooga hadh ay doorashooyinka madaxaweynaha iyo tan wakiilada inshaa alaah.Sidoo kale waxa uu gudoomiy uhu ka waramay xaalada dalku marayo maanta iyo sida xisbul xaakimkii u dhaqmayo in Golihii wakiil aladu uu ku dhaw yahay in albaabad loo laabo oo furaha laga qaado xildhibaanaad sidii xukuumadii hore ee Daahir Riyaale.Xalada abuurka maalin walba aya xukuumadu dib ugu dhigayso doorshoyin ka isla markaasna eeda dusha laga saarayo xisbiyada Mucaaridka ah. waxay u dhaqmayaan sidii xisbi mucaarada ah ee uma muuqatoxisbi xukuumada muxaafad ah kulmiye.
 

 


Afhayeenka Xisbiga Waddani Laa'anta Sheffield
Mataan Maxamud Cuamr
Sheffield