Bal hadda ila eega Baratakool xumada Ka muuqata madaxweynaha kooxdan la socota
 

 


Marka hore ramadaan kariim dhamaanba bulshoweynta islaamka gaar ahaan reer somaliland me el kooy aduunka kajoogaan

Akhristeyaal anigoon jeclayn inaan kusii talax tago ama faallo dheer kabixiyay hab dhaqanka noo can ah ee la isku dhex yaacayo marka madaxweynhuhu safar u baxaya iyadoo aad moodo in la is garbinayo oo masuuliyiintii qaar meesha laga saaray sida ka muuqata sawirada halkan kilifaaqan bal aan laba kamlamodood oo tusaale ah idinka siiyo



1. Maamuuska qaranka waxa iska leh oo salaanta ciidmada kaqaadan ama madaxweynaha is agt aagi kara marka uu salaanta lkaqaadamnayo ciidanka ee uu safarka ubaxayo (Madaxweynaha iy o kuxigeenkiisa, Labada Gudoomiye ee golayaasha sharci dajinta balse waxa sawirkan koowaad kamuuqda Shiikh Cabdicasiis samaalihii baarlamaanka oo booska kucidhiidhyay madaxdii maamuu ska qaranka xaqa ulahayd ee distoorku siiyay goobtuna waa egal inernational airport iyo safar kamida safarada madaxweynaha waana sagootinta socdaalkii udambeeyay ee madaxweynuhu safar dibada ah ugu baxo



2.Waxa iyana sawirka labaad kamuuqda Roogii casaa ee ay ahayd inay kusocdaan Madaxweyna ha iyo kuxigeenkiisa iyo Raiisul baarlamaanku in wadadii lagu cidhiidhyay madaxweynekuxigeenkii iyo gudoomiyahihii baarlamaanka oo iskaga laiskaba dhaafay oo dirqi kaga dhex muuqda taas ba dalkeeda waxa rooga cas madaxweynaha la lugaynayaa Samaale iyo Madaxii baratakoolka ee m adaxweynaha eesh qiyaasak,,,

ugu dambayn waxan ku dhaafayaa qoraalkan gaaban sidani Maka baratakool Xumaa xukuumadd an kulmiye mise waa ka aqoon la'aan mise waaba loo badheedhay ?

 

 

 


 

Awal Ahmed khaliif