Badhasaabka Gobolka togheer oo Xadhiga Kajaray
Lami Cusub



Burco (TNN)-Badhasaabka gobolka togheer ayaa maanta xadhiga kajaray laami cusub oo ku yaala  Badh tamaha Magaalada Burco lamigan oo soconayay mudo sadex bilada  isla  marka na aha lamiga dheer ee isku xidha labada lami ee halbowlah u ah magalada burco aya waxa dherrerkisa lagu qiyaasay 1 km halka balaciisu yahay 7 mitir laaamigan oo loogu magac  dar ay 27 May oo ahayd malintii xoogaga dhaqdhaqaqa snm ay soo galeen gudaha dalka gaar ahan burco ee 1988 .


Wadadan cusub e 27 may oo manta xafladii xadhiga lagag jareyey lagu qabtay badhamaha lamiga cusub aya waxa ka soo qayb galay saladiin, waxgarada , ganacsatada, gududida  ho rumarinta gobolka mamulka gobolka togdheer , ururada maxaliga ah , dhalinyaro iyo  dadw eyne aad u abaan oo soo buux dhafiyey madasha xafladan lagu qabtay waxana ugu  hora yn hadal ka jeedeyey badhasaabka gobolka togdheer yaasin muxumed cabdi oo hadal aad u qiima badan ka jeedyey waxana hadaladisi kamid ahaa" waxaan aad ugu faraxsanahay ka qaybgalka xafladan anigoo ku hadllay magaca mamulka iyo ka xukuumad ahaan waxa jira w ax badan oo xukuumada uu madaxweyne axmed maxamed maxamuud silanyo hogamiyo ku balan qaday gara ahn gobolkan marka waa aynu rajaynayna inay hirgalan ka maamul ahan waanu dadali doona idinkuna waa inad samir taan oo ka qayb qadataan waxkasta oo  hor umar lagu gadhi karo" waxanu ku baaqay badhasaabkan cusubi inuu soo dhawayn doono cid kasta oo latalin iyo fikrad haysa ay u soo gudbisa mamulkan waana qayb kamida  horu marka aynu ku taamayno waxaanu mahadnaq baladhan u soo jediyey hawsha baaxada leh ee ay qabteen waxanu ku booriyey inay dadaalka halka ka wadan ka ahan ay si buuxda u garab istagi doonan una balanqaaday inay kala qayb qadan doonan waxkasta oo horumara ama hawla oo loga soo bahdo , sido kale waxa uu u mahad naqay badhasaabku  ganacsatada , iyo shirkadaha waweyn ee ay kamid yihiin dahabshiil, iyo telesom oo ku tilmamay inay  horu mar baaxad leh ka qaaten horumarka Gobolka isla mraka wada shaqayn buuxda la  lee yihiin gudida horumarka gobolkan badhasabka aya hadalkiisa ku soo afmeeray in lala  shaqeyo xu kumda cusub loona tafa xayto horumarka jamacada burco waxa munasibada xaflada ka  ha dlay duqa magaalada Burco Maxuud Xasan Daagalaab ,waxanu ka sheekeyay wax qabadka ay soo qabteen dawlada Hoose, mudadi ay xilka hayeen waxaana hadaldisa kamid ahaa .


"Waxaa noo hirgalay waxyabo badan oo kamid aha laba , suuqa Faarax Oomar iyo suuqa  dhe xena aanu ka hirgalinay  sariibadah hilibka , hangar loogu talagalay caanaha , hadhayn ta saylada xoolaha hirgelinta hangaro logu talagalay xoolah dabaxa ah iyo xoolaha ahminka ah , gadiid dawlad hoose aanu u iibinay oo ka kooban 20 gaadhi oo nockasta isugu jira , dib u  ha bayn buuxda ayaanu ku samaynay xafiisyada dawlada hoose oo markii hore lagu  shaq ayn jiray tape wax lagu garaci jiray halkan iminka lagu shaqeyo qalab casriya waxanu  maam ul dajin kusamaynay isla markaana aanu uqaybinay magalada afar waxood . waxanu dib u dajin ku samaynay xaafadaha maxamed cali iyo koosaar .

Waaxnu ku guulaysanay nidaamka  mamul wanaaga somaliland taasi o anu ku mutaysanay nidamka xisabadka ee loo yaqaan  dou ble entery system sido kale waxa uu mayirkun  sheeg ay inay wax qabadyo gaadhsiye Qaar kamida degmoyinka cusub sida waraabeye waxaanu ka qabanay (Biriij) war cibraana  waxaa nu ka qabanya xanaano qoytan waxaanu ka qabany saldhig Bolis kalbarena waxaanu ka  qa bany kayd Biyood anago lana kashanay hayadaha UN ugu danabayntina waxa ay maamulka dawlada hoose ka codsadeen Dhamaan ganacsatada Culimo awdiinta cuqaasha dhalinyarada Engo aqoonyahanada iyo dawlada dhexe  Ganacsata da inay kala shaqeeyan mashaaricda  ho ru marinta magaalada culimada magaalda inay  max aadiroyin ka jeediyaan gobaha lagu  ciba adaysto sida masaajidada Cuqaasha iyo dhamaan madax dhaqameedada ilaalinta nabad ga lyada wacyi galinat Bulshada ee wax wada qabsi  dhalinyarada inay ka qaby qaatan horumarka dagmada dhinaca waxbarashada,caafimaadka ,nadaafada ,wacyi galinta iwm, ugu danbayantina waxa aya xafladi ku dhamaty farxada iyo rayn rayreen , Goboolkaan Tog dheer lagu aamanay ina yahay Goobolka ugu waxa qabadka baadan ee ay bulshada ku dhaq ani ayay tahay mid si wada jira aha ugu heelaaan  hoorum arka Goobolka.

 

 


Muuse Saleebaan Maxamed (Xasaasi)

Timacade News Desk Burco
muuse190@hotmail.com