BAAQ NABADEED

 


 



jaalliyadda Somaliland ee Holland oo Baaq Nabadeed u diraya labada Beelood ee walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex-martay deegaanka Taleex.

بسم الله الرحمن الرحيم


Annaga oo ah Odayaasha, Aqoonyahanka iyo Dhallinyarada Jaalliyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Holland, waxaannu BAAQ Nabadeed u direynaa 2da Beelood ee Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-martay Deegaanka TALEEX.

Annaga oo si aad ah uga damqanayna dagaalka ka dhex-dhacay beelahan wada-dhashay, waxaannu cod dheer ugu baaqaynaa in colaadda la damiyo oo xaaladda nabad lagu soo dabbaalo.

Waxaannu u soo jeedinaynaa Dhammaan Bulshada reer Somaliland inay si daacad ah Xukuu madda Somaliland gacan ugu siiyaan gurmadka iyo soo afjaridda dagaalkan murugada leh.

Ugu dambeyn waxaannu Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa Eheladii iyo qaraabadii dadkii ku dhint ay dagaalkan sokeeye.

Guntii iyo gabagabadii waxaannu kula dardaarmaynaa guud ahaan dadweynaha reer Somali land inay ilaashadaan nabaddooda iyo midnimadooda.

1. Cali Xaruuri
2. Cumar Hallaasi
3. Maxamed Cali Dheere
4. Xasan Cadde
5. Maxamed Maxamuud (Xoogsade)
6. Cali Nuur Yuusuf
7. Axmed Sooraan
8. Cumar Suldaan
9. Carab Maxamed Yey
10.Ibraahim Orodmoog
11. Faysal Cismaan Guleed
12. Ammiin Cali Xasan
13. Maxamed Yuusuf Buux
14. Axmed Maxamed (Fanax)
15. Cismaan Xaaji Cali
16. Cabdi Negeeye
17. Cabdillaahi Cawil
18. Cismaan Is-maliig
19. Maxamed Gunyare
20. Maxamed M. Eliye (Suweys)


Somaliland Guul iyo Gobanimo

Wa billaahi Tawfiiq