Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed
Siilaanyo, wux u tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii,
asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerid a ku timid Dr. Cumar Cilmi
Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargaysa, m adaxwaynuhu
wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka bax ay
Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba.
|