Annaga oo ah qoyska reer Ibraahin Fadan waxaan halkan tacsi umarinayaa qoyska reer Cali Nuur

 


 


Anaga ah oo a dhamaan qoyska reer Ibraahin Fadan waxaanu halkan tacsi umarinaynaa dha maan qoyska reer Cali Nuur, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid abahood Beeldaajiye Cali Nu ur oo dhawaan ku geeriyaaday magaalada Hargaysa.

 

Beeldaajiye Cali Nuur oo ahaa hogaamiye deeqsiya oo dadka isku ururiya.Waxaana Ilaahay u ga baryeynaa inuu Ilaahay naxariis ka waraabiyo, inaga samir iyo iimaan inaga siiyo.

 



Mukhtaar Ibraahin Fadan