B A A Q

 

Anigoo ah guddoomiyaha jaaliyadda somaliland ee imaaradka carabta  w axaan baaq usoo jeedinayaa saddexa xisba qaran eejamhuuriyadda  so maliland aniga oo ku hadlayaa magaca shacabka soomaaliland ee ku nool dalka imaaraadka carabta waxaan ku adkaynayaa saddexda xisbi qaran inay si dhakhso ah uxalliyaan khilaafka soo kala dhex galay sidii caadada iyo dhaqanka u ahayd ummadda reer soomaaliland ee ku  salay snayd wada tashi iyo isu tanaasulka waxaannu idin faraynaa inaad si dhakhso ah isugu timaaddan oo aad wada hadashaan oo aad  khilaafkii nna ku dhammaysataan miiska wadahadalka oo aad iska dhaaftaan  [YOOYATA NKA] oo aad wax walba  ka horraysiis aan maslaxadda ummadda halka ku murmaysaan danahiinna garka ah iyo kursi jacaylka waa inaad  ogaat aan inay ummad dhammi idin sugaysoo oo masiirkeedi idiku aammintay oo aad mas'uul katihiin



xukuumadda

xukuumadda waxaan leeyahay adaa dalkan taladeedii haya adaana ka mas'uul ah adaana laga fadhiyaa inaad xalliso wixii dhibaato ah ee dalka ka dhaca adaana ka mas'uul ah komishanka doorashooyinka adaana ka mas'uul ah oo lagaaga  fadhiyaa inaad eridid amma wax ka qabatid  ada an ka mas'uul ah diiwaan galintan fashilantay waxaan kugu adkaynayaa
inaad si dhakho ah uga noqoto go'aankii aad kulaashay natiijadii  diiwaa ngalinta ee ahayd [1.146.396 ka qof hal miyan boqol iyo lix iyo toban kun saddex boqol sagaashan iyo lixsa qof waa in lagu dhaqmaa natiijadaa
 

 


wasalaamu caleykum warraxmatullaahi wabarakaatuhuu

HASHI HANDULEH DUALEH
guddoomiyaha jaaliyadda somaliland
hamase99@hotmail.com
ALCAYN,IMAARAADKA CARABTA
UAE