Anigoo ah Cumar Daarood Xassan Xaaskeyga iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi uga direynaa dhamaan reer Maxamed Yussuf, gaarahan Muj- Cali  Ma xamed Yussuf(Cali-Gurey), Cabdi Geerash, iyo Keyse Iiman geerida naxdinta leh ku timid walaalkood marxuum Khadar Maxamed Yussuf oo shalay ku geeriyoodey  mag aalada Hargeysa, waxanu marxuunka ilaahey uga baryaynaa inuu janatul  fardoo osa ka waraabiyo dhamaanteen samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin
 


Omar Darood