Geerida Marxuun Mussa Abdi Geele
Anagoo ah Qoyska Reer MAAX HASSAN SEED waxaan tacsi u diraynaa AMINA
ISAK iyo Caruurteed iyo ehelkiisa anagoo ka
tacsiyadaynayna Geerida Marxuun Mussa Abdi Geele oo ku geeriyooday
Nashville TN - USA.
ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo isagana naxariistiisa janno ha
ka waraabiyo Aamin
Ahmed Maax Hassan
Ruun Maax Hassan
Fardus Maax Hassan
Farxiya Maax Hassan
Hamda Maax Hassan
iyo caruurtooda
Kala jooga Ottowa, Djibouti, Arabsiyo iyo hargeisa
Inaalilaa wa inaa ilaahu raajiciin
|