Anaga oo ah ehelkii iyo qaraabdaii uu ka geeriyooday marxuumka MUSTAFE CISMAAN CABDI ook u geeriyoodaday 20/02/2013 magaalada Hargaysa , waxaanu halkan ka tacsiyaynayna a ehelkii iyo qaraabadi iyo asxaabtii kale uu ka baxay marxuumku ilaahayna waxaanu uga ba ryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo isagana ilaahay ka waraabiyo janadii fardowsa ,waxa na tacsidan diraya ehelkan iyo qaraabadan iyo asxaata marxuumka oo ay ka mid yihiin :-



Cabdilqaadir Cismaan Cabdi iyo reerkiisa
Axcmed macalin xassan fahiye iyo reerkiisa
Mohamed Muhumed (shiine ) iyo reerkiisa
Nimco Cismaan Cabdi iyo Reerkeeda
Fatxiya Cisman Cabdi iyo reerkeed