Ama Khayr Ku Hadal Ama Iska(Q.2aad)
Aamus. Ma Ogatahay'Sidaas Inay
Diinteena Islaamku Ina Farayso.
Hadaba Dadwaynow Dadkaaga Iyo
dalkaagaba Khayr Gasho Oo Kakac
Fadhi Ku Dirirko
By Abw:Sidiiq Sh Farah Gabar.

 


Waa Markale Iyo Qaybtii labaad Ee Maqaalki Ciwaankiisu Ahaa Ama Khayr Ku Hadal Ama Iska Aamus


Waxa Sharaf Gaara Mudan Saxaafada Somaliland Iyo Shacabwaynaha Meelkastoo Ay Joogaanba Dalka Hooyo Iyo Dabadiisaba
Waan Idin Salaamaya Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu.

Maka Labaad Iyo Maqaalkan Oo Ah Qaybtii Labaad Iyo Maqaalkii Ama Khayr Ku Hadal Ama Iska Aamus.Bal Hadab Dawaynoow
Ku Soo Dhawaada Wanaag Farrista Iyo Ujeedada Maqaalka.

Hadaad Tukato Oo Saaxibkaaga Kula Socdaa Aanu Tukan Kaalay Tuko Dheh Waayo Waa Lagu waydiinaya Waa Hordhac

Hadaba Sida Aynu Wada Ognahay Ilaaha Macbuudka Ahi Waxa Uu Ina Raaciyay Malaa Iig Qorta Xumaha Iyo samaanta Qofwaliba Waxa Uu Afkiisa Ka Yidhaahdo.Shar Iyo Khayr Iyadoo Aad Moodo Inaanay Dadbadaniba Xasuusanin Malaa iigta Ilaahay Ina Raaciayay Waayo Waxaan Uga Socdaa Tusaale Waxaad Arkaysaa Qofwayn Ilaahay Ayaa Wayne Oo Hadlaaya Oo Murmaaya Oo Hadalkiisa Hadii la Shaandheeyo Ama La Shiilo Aanad Ku Arkay Wax Khayr Ah Ama Faa Iiddo Ah Oo Uu Xambaarsanyahay Ninkaa wayn Hadalkiisu. Waxa uu Afkiisa Kaleeyahay Iyo Muuqiisu Kala Wayn Waa Wada Turxaan Laqwi Iyo Lahwi.Bal hadaba Akhristow Miyaanay Qofkaas Aanu Khasaare Wayn Aanu If Aakhiroba? Miyaanu dambiyo Iyo Dunuub Farabadan Aanu Shaqaysan?Ogow Wadku Meel Majiro Waa Any Mint.Ayaa laguu Imanaayaye Intaas Oo Dhan maxaa Usi dheer


Waxa Usii Dheer Kharashka uu Ku Bixinaayo Meesha uu kasoo Murmaayo Iyo Enerjiga Ka Baxaaya Iyo Energy ga Miyaanay Ahayn Ama Iska Aamus Ama khayr Ku Hadal Jawaabtu Waa Sidaas Xaqiiqada. Hadaba Waxaad Ogaataa Qofkaasi Waxa Uu Aakhiro Iyo Ilaahay Abuurtay Uu Xasuustaa Marka Uu xanuusado Ama Uu Muraadleeyahay Ayuu Is yidhaahdaa Baryada Ilaahay Awr kaaga Ku Kacso.Hadaba talo Fiican Aan Idhaahdo Wanaag U If Iyo Aakhiroba Ku Anfaca.walaalyaal dabeecda Noocasa Hala Badlo waxa Khayrkana Halays Faro Hadaad Siyaasada Aad Jeceshay Faalada Kaftan Ka Iyo Sheekada Waa Wax Lagama Maarmaana Ee Turxaanta Iska Ilaali:hadaanad Iska dayn karaynin Intaad Bal Meel Fadhiisato.Boqol Jeer Waxaad Tidhaahdaa Astaaqfurulaa Waa Dambi Dhaaf Arsaaqada Iyo Ubadkubo Way Kuu Bara Koobayaan Bal Teeri garee Ku Dar Boqolkale Oo Aad Leedahay Alxamdulaahi hadaad Ogtahay Ilaahay Awooda Uu Ina Siiyay Ee Aan lasoo Koobi Karin Ee Aad ka Helayso Caqiidad Iyo Quraanka walaahay Waad Yaabi Lahayd.Ee Kacoo ka Raadso Diinta Dahabka Ee Ilaahay Inoogu Naxariistay.


Kac Oo Dadkaaga Iyo Dalkaaga U Faa Iidee.Kaco Khayr Shaqayso Ama Iska Aamus.
Ilaahay Khayrka Hayna waafajiy Ilaahay xaqa Haynagu hanuuniyo Waxaan Dhamaan Dadkayga Ka Cosanayaa Khayrka Iyo wanaag Wixii Laysku Dhaamo Halays Faro Ogow HADAADd Dadkaaga Waxa wanaagsan Ee Aad Ku Dhaanto Aad Fari Waydo Waa Lagu Waydiinayaye.Qof Walba Oo Inaga Mida lama Rabi Inuu Iska Fadhiyo Danhiisa Gaarka Ahna Maamushee. Tusaale Hadad Tukato Waa Inaad Ka Kula Socda Ee Aan Tukan waa Inaad Tidha Kaalay Tuko Waa Khayr AaD SHAQAYSATAY.Walaalayaal wanaag halaysku waaniiyo.xaqana ILaahay Hayna waafajiyo Aamiin Maanta Halkaas Ayaan Ku Soo gaabinayaa To Be Continue,Insha Allahu.

Ilaahay Ayaa mahad Gaara Iska leh Markastaba Alxamdulilaahi calaakuli xaaæl
 


Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotamil.com