Alle ha u naxariistee waxaa Saaka Magaalada hargeisa ku Geeriyooday Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Maxamuud Cilmi(Germany)

  


Germany oo ahaa Fanaan da,yar oo aad looga Xiiseeyo Dhulka somalida gaar ahaan Caasimada Hargeisa.


Hargeisa (TNN)-Alle ha u naxariistee waxaa Saaka Magaalada hargeisa ku geeriyooday  Fana ankii Da,da yar ee Maxamed Maxamuud Cilmi(Germany) oo ahaa Fanaan da,yar oo aad looga Xiiseeyo Dhulka somalida gaar ahaan Caasimada Hargeisa.

Alle ha u Naxariistee Fanaanka ayaa Xanuun ku soo booday habeen hore kaasi oo uu markii d anbe ugu geeriyooda Cusbitaalka Magaalada Hargeisa. Alle ha U naxariistee Marxuum  Maxam ed Maxamuud Cilmi(Germany) waxaa galabta lagu aasi d oonaa Xabaalaha Xeedho ee  Magaal ada Hargeisa.

Dhamaan Hawl wadeenada Timacade  News waxay tacsi tiiraanyo leh u girayaan qoyskii iyo  q ara abadii uu ka baxay Marxuumku, waxaa kale oo iyaguna Tacsi Taa la mid ah u diraya  dham aan Shaqaalaha Pig Voice Stereo ee magaalada Hargeisa, Waxaanay illaahay uga Baryayaan In uu Marxuumka Janadii Fardawsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin.............. aamiin




Taariikhda Fanaanka iyo shaqsiyadiisii waxaanu idiinku soo gudbin doonaa wararkayga danbe..

 

 

Mustafe Future
Timacade News Desk
Hargeisa/Somaliland
mccfuture@hotmail.com